Lamine Yamal ayaa la sheegay inuu si aad ah ula yaabay go’aanka Nico Williams uu ku saxiixay heshiiska cusub ee uu ku sii joogi doono Athletic Bilbao ilaa 2035, isagoo iska diiday ku biirista Barcelona, sida uu qoray La...
Chelsea ayaa sameeyay guul weyn kadib markii ay iska xaadiriyeen semi-final-ka Club World Cup, taasoo keentay in kooxda ay kasbato lacag dhan £60m. Kooxda reer England ayaa 2-1 kaga badisay Palmeiras, ciyaar ay goolasha u kala dhaliyeen Cole Palmer halka...
Waxaa si murugo leh loo xaqiijiyay in Diogo Jota, weeraryahankii Liverpool ee geeriyooday toddobaadkan, uu ku jiray waqti farxad leh ka hor shilkii naxdinta lahaa ee uu ku naf waayay. Álvaro Cerqueira, Madaxweynaha kooxda Gondomar SC — kooxda uu Jota...
Sida ay warinayso Diario AS, Agaasimaha Isboortiga ee Barcelona, Deco, ayaa si rasmi ah ganafka ugu dhuftay xiisihii kooxda ee weeraryahanka Manchester United, Marcus Rashford. Rashford Maaha Mudnaanta Koowaad: Deco uma tixgelinayo Rashford sida bartilmaameed muhiim ah suuqa xagaagan. In kasta oo...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay askartii Uganda uga geeriyootay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Uganda kadib shilkii nasiib darrada ahaa ee diyaaradda...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya, ayaa si adag u beenisay warqad qoraal ah oo lagu baahiyay baraha bulsdhada, kaa oo lagu sheegay in lagu asteeyay xilliga la qabanyo shirweyne dowlad goboleed loogu sameenayo gobolka Gedo. Qoraal kasoo...
Doeladda Iiraan, ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inay diyaariyeen tallaabooyinka ay qaadi doonaan haddii Israa’iil ay beegsato ama dhibaato ay gaarsiiso  hoggaamiyaha sare ee ilaalada Kacaanka  Iiraan Aaytullaah Ali Khamenie. La-taliyaha sare ee ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, Ahmad...
War saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya ee loo yaqaano AUSSOM ayaa waxaa hadda si rasmi ah loo xaqiijiyay in 3 qof ay ka badbaadeen diyaaradda oo nuuceedu ahaa helicopter-ka oo subaxnimadii maanta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneraal Muungaab) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Degmada Kaxda Cabdiwali Xasan Nuur. Wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ayuu gudoomiyaha cusub ee degmadaasi u magacaabay Cabdirisaaq Maxamed Sheekh Cabdullaahi oo kamid ahaa dhalinyarada ugu fir...
Ciidanka nabadsugidda Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen xubno katirsan kooxda Al Shabaab. Howlgalkaan, ayaa yimid kadib markii ciidamada ay heleen xog sheegaysa in Al...