Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u  ambabaxay magaalada Algiers oo ah Caasimadda dalka Algeria. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa Casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi Algeria madaxweyne Abdelmadjid Tebboune. Socdaalka...
Somaliland ayaa markii ugu horraysay shaaca ka qaadday inay socdaan wadahadalo iyo dedaalo lagu doonayo in lagu siidaayo ciidamada Maamulkaasi kaga xiran Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia. Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Maxamed Yuusuf Cali, oo warfidiyeenka kula...
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolada Bakool iyo Baay. Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay howlgal xalay ka dhacay tuulada Abal...
Maxkamadda derajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa la horgeeyay labo askari iyo wade Mooto Fekon oo ku eedeysan in ay dhac ka gaysteen Deegaanka Ceelasha Biyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo mid kamid ah askartaas oo bam gacmeed qarxiyay...
Dowladda Sweden ayaa dhowaan koox yar oo ciidan ah u dirtay Soomaaliya si ay u taageeraan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed dagaalka ay kula jiraan kooxaha argagixisada. Joogitaanka ciidanka Sweden wuxuu ku saleysan yahay martiqaad rasmi ah oo ka yimid dowladda...
Wasiirka Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Horumarinta Adeegga Bulshada la wadaagay macluumaadka la xiriira Haweeney ku hor foolatay Isbitaalka Banaadir isla markaana weysay daryeelkii ay u...
Maamulka Degmada Kaaraan oo kaashanaya Ciidanka Amniga ee Police Militario ee Degmada Kaaraan ayaa waxa ay howlgal qorshaysan ka fuliyeen guri ku yaalla Waaxda Nageyle. Howlgalkan ayaa lagu soo qabtay dhowr jawaan oo xashiish ah kadib markii muddooyinkii dambe bulshada...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulanka 12-aad ee Kalfadhiga 7-aad, kaasoo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen 156 mudane, ayaa ajendihiisu ahaa akhrinta saddexaad iyo...
Ciidamo badeed ka tirsan Midowga Yurub ayaa gudaha u galay markab Shidaal siday oo lagu magacaabo Hellas Aphrodite, kaas oo la kulmay weerar ay soo qaadeen burcad-badeed ku sugan meel u dhow xeebaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in dhammaan 24-kii...
Dowladda Faransiiska ayaa war ay soosaartay waxa ay muwadiinteeda ugu baaqday in si degdeg ah uga baxaan Dalkaas kaddib markii Xukuumadda Paris ay cabsi ka muujisay suuragalnimada in Kooxaha Islaamiyiinta ah ay qabsan karaan Dalkaas. Faransiiska ayaa muwaadiniintiisa ku sugan...