Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo si buuxdo u la wareegay gal dacwadeed ka dhan ah Kooxo hubaysan oo ku eedeysan...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen ninkii muddooyinkii ugu dambeeyay Daacish u qaabilsanaa miinooyinka, kaas oo la sheegay inuu ka dambeeyay dhowr qarax oo lagu dilay saraakiil ciidan.
Ninkan oo lagu sheegay inuu ahaa ajnabi, ayaa lagu toogtay howlgal...
Tan iyo markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dib ugu soo laabtay xukunka Soomaaliya bishii May 2022, dowladda uu hoggaamiyo waxay bilowday dagaal lagu sheegay “xoreyn iyo badbaadin dalka.” Si kastaba ha ahaatee, muddo saddex sano gudahood ah, kooxda Al-Shabaab...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo nin dhimirka ka xanuunsanaa lagu dilay kadibna meydkiisa la...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in xalay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa lagu dilay Marxuum Maxamed Baashe Xasan, ka dib markii uu fal dil ah u geystay eedaysane goobta ka baxsaday.
Booliska ayaa sheegay inay fuliyeen hawlgal degdeg ah...
Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go’aanka shirkadda Favori ee maamusha garoonka oo dhowaan shaqada ka joojisay dhowr ka mid ah shaqaalahooda.
Wararka aynu ka heleeyno...
Ciidamado katirsan Macawiisleyda deegaanka ah ee Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa weerar ku qaaday xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanno hoostaga Degmadaas.
Sida ay sheegeen ilo kala duwan, ciidanka Macawiisleyda oo helay xogta xubnaha katirsan Al-Shabaab...
Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu badan ee muwaadiniintooda u safraan dalka Hindiya, sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday Wasaaradda Dalxiiska ee waddanka Hindiya.
Warbixinta ayaa tilmaamaysa in safarrada ay dadka Soomaaliyeed u tageen Hindiya ay...
Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso, Paul Farmosa, oo magaalada Bosaso lagu dilay bishii March ee sanadkii 2019, isla markaana ay taageerto kooxaha argagixisada iyo warbaahinta faafisa mabaadi’dooda.
Wasiirka...
Xaalad deganaasho ah aan caga badan ku taagneyn ayaa maanta laga dareemaya tuulada Dudumaaye oo hoostagta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo Shalay dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay uu ka dhacay.
Wararka hordhaca ah ee laga helayo...









