Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sabtida maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo dhismaha 18 xarumo caafimaad oo casri ah, kuwaas oo lagu qalabeyn doono agab caafimaad oo...
1. Doorashada 2026 – Khilaaf Sii Kordhaya Dowladda federaalka iyo mucaaradka weli kama jirto wax heshiis ah oo ku saabsan qaabka doorashada. Dowladda ayaa isku dayeysa inay hore u riixdo qorshaha doorashooyinka waxaana mucaaradku ku tilmaameen mid “hal dhinac ku socda”,...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa wareysi uu siiyay CNBC Carabiya ku sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo oo dhinaca dhaqaalaha ah sanadihii ugu dambeeyay, inkastoo ay jiraan caqabado cusub oo ka dhashay hoos u...
Taliska Daraawiishta Jubbaland ee degmada Doolow ayaa soo saaray amarro cusub oo ku socda bulshada ku nool degmada iyo deegaannada ku hareeraysan, kuwaas oo lagu xoojinayo amniga iyo xasilloonida guud ee deegaanka. War-saxaafadeedka ka soo baxay taliska ayaa ka koobnaa...
Ugu yaraan 42 qof ayaa loo maleynayaa inay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay toddobaadkii hore ku degtay xeebaha dalka Libya, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM). Toddobo qof oo badbaaday ayaa la helay kaddib...
Markii barta rasmiga ah ee fiisaha elektaroonigga ah ee Soomaaliya uu si lama filaan ah hawada uga baxay subaxnimadii Isniinta, mas’uuliyiintu waxay ugu yeereen “dayactirka joogtada ah”. Habeenkii, sheekadaasi way burburtay. Hackers-ku waxay sheegteen mas'uuliyadda faragelin ballaaran oo dhanka internetka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci dib loogu furayo howlaha hay’adaha dowladda oo hakad ku jiray muddo 43 maalmood ah. Hakadkan ayaa bilowday kadib markii Madaxweyne Trump iyo Baarlamaanka ay isku khilaafeen miisaaniyadda dhismaha derbiga uu doonayay in laga...
Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u buuxiso booskii uu banneeyay Abdulqawi Yusuf oo u dhashay Soomaaliya, kaas oo iscasilay isagoo xilka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqday warshado wax soo saar oo ku yaalla gudaha dalka Aljeeriya, isagoo dhageystay warbixinno la xiriira horumarka ay gaareen. Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa tagey Warshadda Daawooyinka dalka Aljeeriya iyo Xarunta Garaadka Macmalka ah...
Dawladda federaalka Soomaaliya waxay soo rogtay Nidaam fiise midaysan oo elegtaroonig ah. Kaas oo qasab kaga dhigaya qof kasta oo u safraya Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto, in uu internetka ka dalbado isaga oo ka dalbanaya hay'ada socdaalka...