Ciidamada Puntland oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta duqeymo iyo weerar toos ah ku qaaday deegaanka Ceelka Baarakalaah, oo ah fariisin istaraatiiji ah oo ay togga Baallade kaga sugan yihiin maleeshiyaad ka tirsan ururka Daacish.
Wararka hordhaca...
Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin ku eedeysan in uu dil bareer ah u gaystay Ganacsade Deeq Cabdi Jaamac oo dhanka kale kamid ahaa Dhallinyarada Degmada Guriceel.
Booliiska ayaa ku guulaystay soo qabashada ninkaas dilka ku...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook ku muujiyey walaaca sii kordhaya oo uu sheegay inuu ka dhex jiro hay’adaha siyaasadda dalka, isaga oo tilmaamay in Soomaaliya wali la daala dhaceyso...
Tobanneeyo ruux ayaa ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga qodo macdanta oo ku yaalla Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (DR Congo) sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo katirsan kooxaha gurmadka fidiyay.
Warar is dhaafsan ayaa kasoo baxaya tirada rasmiga...
Gobolka geeska Afrika ayaa wajahaya waqti colaaddu sare martay , hal khalad oo dhacana gobolka wuxuu geli karaa dagaal, sabab la xiriirta hadallada adag iyo dhaqdhaqaaqyada isbahaysi ee ka socda gobolka, xaaladan oo xataa soo jiidatay dalal ka fog...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xaqiijisay in la jabsaday xogta qaar ka mid ah rakaabka isticmaalay Barnaamijka E-TAS oo ay dhawaan soo kordhisay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.
Warsaxafadeed ay soo saartay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...
Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kumaandooska Danab ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ballaaran ka dhacay tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalkan oo la sheegay in...
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta kaararka codbixinta ee caasimadda Muqdisho, taas oo astaan u ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka qabashada doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee magaalada muddada dheer wajahaysay colaado,...
Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud Diiriye, oo 34 jir ah ay qiratay dilka Saabiriin Saylaan Cabdulle, oo 14 jir ah.
Eedeysanaha ayaa dhawaan gacanta lagu soo dhigay markii maydka gabadhaan xogteeda...
In ka badan 60 khabiir oo sirdoon shisheeye ah ayaa lagu soo waramayaa inay ka carareen Soomaaliya 24-kii saac ee la soo dhaafay sababo la xiriira jebinta xogta, iyagoo ka cabsi qaba inay noqdaan 'bartilmaameedyo siyaasadeed' xaalad siyaasadeed oo...









