Garoonka diyaaradaha Boosaaso ee maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaa laga maqlayaa dhawaqa diyaarado waaweyn oo laamiga ku garaacaya daafaha magaalada.
Daqiiqado ka dib markii ay degtay, diyaaradda waa la aqoonsan karaa. Waa diyaarad nooca IL-76 oo ah nooca xamuulka qaada...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqday in dib loo furo kiiska dilka naxdinta lahaa ee lagu eedeeyay saddex ruux oo loo haystay dilka hooyo Safiya Daahir Wehliye iyo saddexdeeda gabdhood, kuwaas oo lagu dilay deegaan hoostaga Qayib bishii...
Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo sheegtay in aan hadda kaddib laga leex leexan doonin in tallaabo laga qaado.
Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland, Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa...
Gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed oo Xalay si rasmi ah ula wareegay xilkaan ayaa balan qaaday inuu wax badan ka qaban doono amni xumada ka jirta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Guddoomiye Maxamed Xuseen Carab...
Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynaysa duulimaad qarsoodi ah. Weli lama oga kaalinta ay dowladdu Soomaaliya ku leedahay arrintan.
Hay’adda Socdaalka ee Switzerland (SEM) ayaa qorsheyneysa duulimaadyo gaar ah oo lagu...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha qarax ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxan ku dhintay illaa saddex qof, halka ay ku dhaawacmeen ilaa...
Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay joojiyeen mushaaraadkii iyo raashiinkii ay siin jireen ciidamada ku sugan gobolada Sool iyo Cayn, kadib markii deegaanadaasi ay la safteen maamul goboleedka cusub ee Waqooyi Bari ee dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo sii...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeeshay dil wadareedkii ka dhacay Magaalada Al-Faashir ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa gunaanadkii fadhigaas waxa uu dhinacyada is haya ugu baaqay in ay wadahadlaan.
Goluhu waxa uu sheegay in keliya dhibaatooyinka...
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa ka warbixisay xaaladda amniga guud ee deegaannada Jubaland, iyadoo si gaar ah u sharaxday xaaladda ka dhalatay colaadaha beelaha ee degmada Luuq, waxaana lagu xusay dadaallada socda ee lagu xallinayo xiisaddaas, si loo xaqiijiyo nabadda,...
NIRA Card Kaarkan oo muhiim u ah helitaanka adeegyada Dowladeed sida dhalashada, baasaboorka, iyo aqoonsiga rasmiga ah, ayaa noqday il dhib iyo laaluush dad badan ay kala kulmaan maalin kasta. Hooyooyin u seexda habeeki iyo arday badan kuna silicsan...









