Garsoore Cumar Cabqaadir Cartan oo ku laabtay Soomaaliya kadib markii loo diiday ka qaybgalka...
Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa dib ugu laabtay Soomaaliya kadib markii loo diiday fursaddii uu kaga qayb geli lahaa Koobka Adduunka, iyadoo ay tani...
Haweenka Soomaaliyeed oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu wada hadal la yeesho mucaaradka
Shirweynaha qaran ee codka haweenka Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ayaa ugu baaqay , Xasan Sheekh Maxamuud, inuu si degdeg ah u...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay dhaawacyo iyo dhimasho ka dhashay rabshadihii ka dhacay Muqdisho
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan hal qof uu dhintay halka 55 kalena ay ku dhaawacmeen...
Farmaajo: Soomaaliya waxay gashay qalqal siyaasadeed oo halis ku ah amniga iyo midnimada ciidanka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in dalka uu galay marxalad qalqal siyaasadeed iyo amni oo halis ku ah xasilloonida, isagoo...
Xisbiga Himilo Qaran oo sheegay in eedeymaha hubka ay yihiin marin-habaabin
Xisbiga Himilo Qaran, ayaa si adag u beeniyay eedeymo dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo yeeray oo ku saabsan hub lagu sheegay in laga qabtay...
Ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland oo ka cabanaya mushaar la’aan oo gadood ka sameeyay...
Ciidamo ka tirsan kuwa Birmadka Puntland ayaa saaka gadood ka sameeyay Taliska 54-aad ee duleedka magaalada Garoowe, halkaas oo muddooyinkii dambe uu tababar uga...
Ciidamo Macawiisleyda oo gaaray Cadale iyo iska horimaad ka dhacay Duleedka Muqdisho
Ciidamo ka tirsan Macawiisleyda oo xalay ka baxay deegaanka Gubadley ee gobolka Banaadir ayaa si nabad ah waxay ay ku gaareen gobolka Shabeellaha Dhexe.
ciidamadaasi...
Cabdullaahi Maxamed Nuur oo sheegay in ay ciidamo dowladda ka socda xoog kula wareegeen...
Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda Federaalka inay maanta oo Sabti ah gudaha u galeen hoteelkiisa Elite...
Xeebta Liido oo xiran maalintii 4-aad
Xeebta Liido oo ah goobta ugu ballaaran Dalka ee Kulmisa Dalxiisayaasha Gudaha iyo Dibadda ayaa xiran maalintii afaraad kaddib markii Arbacadii uu halkaas degay...
Tahriibayaal ku dhintay Saxaha Niger
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku geeriyootay saxaha Niger kaddib markii uu ka halaabay Gaarigii ay la socdeen Tahriibayaashaan oo doonayay in ay gaaraan...









