Ciidanka Booliska Afmadow oo qabtay rag ku lug lahaa ugaarsiga sharci-darrada ah

0
Ciidanka Booliska degmada Afmadow ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay rag ku lug lahaa laynta iyo ka ganacsiga sharci-darrada ah ee ugaarta, kuwaas oo khatar...

Booliiska Somaliland oo war ka soo saaray dil ka dhacay Gobolka Salal

0
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen eedeysanayaal dil ka gaystay Gobolka Salal, kaas oo ay ku dhinteen laba nin,...

Ciidamada Kenya oo burburiyay xaruun shirkadda Hormuud ku lahayd gobolka Jubbada Hoose

0
Mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ugu waaweyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada Kenya in ay burburiyeen mid ka mid ah...

Ciidamada Gaarka ah ee Danab oo Howlgallo Adag ka Wada Duleedka Kismaayo

0
Ciidamada gaarka ah ee Danab ayaa wada howlgallo culus oo amni sugid ah kuwaas oo ka socda deegaano ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, oo...

In ka badan 200 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan Soomaali oo laga xoreeyay...

0
Hay’adaha ammaanka dalka Liibiya ayaa xoreeyay in ka badan 200 muhaajiriin ah, kuwaas oo lagu hayay xabsi qarsoodi ah oo ku yaalla magaalada Kufra,...

Ciidanka dowladda oo howlgalo culus ka wada tuulooyin hoostaga deegaanka Jabad Godane

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa maanta howlgalo amni xaqiijin ah ka wada tuulooyinka hoostaga deegaanka Jabad Godane oo Shalay dagaal...

Senegal oo Ku Guuleysatay Koobkeedii Labaad ee AFCON

0
Xulka Senegal ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika (AFCON) markii labaad taariikhdiisa, kaddib kulan kama dambeys ah oo xamaasad, muran iyo rabshado wata oo...

Imaaraadka oo agabkiisa militari kala baxay Muqdisho kadib maalmo lagu murunsanaa

0
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa billowday inay qalab iyo agab militari kala baxdo Soomaaliya, iyadoo saddex diyaaradood oo xamuul ah oo sida agabka dowladdaas ay...

Dagaal ka Dhacay Mandheera Kadib Weerar Al-Shabaab ku Qaadeen Ciidamada Kenya

0
Dagaal ayaa ka dhacay gobolka Mandheera kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar toos ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan ammaanka Kenya oo...

In ka badan 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay gobolka Jubbada...

0
Ciidamada Kumaandooska Danab oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta Jubbaland, gaar ahaan Guutada Birjeex ayaa howlgalo jab xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay deegaano...