DFS oo xoojisay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabeelle

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah ‘Al-Shabaab’ ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe sida...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dawlada Jubaland oo maanta u fariisatay...

0
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dawlada Jubaland waxay maanta u fariisatay kiis dacawadeed ciiqaab ah oo uu eedaysane ka yahay Ramadaan...

Maraykanka oo ballaarinaya hawlgallada la-dagaallanka argagixisada ee Geeska Afrika

0
Maraykanka ayaa bilaabay mashruuc ballaarin ah oo lagu sameynayo garoon diyaaradeed oo ku yaalla saldhig ciidan oo ku yaalla Kenya, meel u dhow xadka...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Jigjiga ku soo dhaweeyay madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa magaalada Jigjiga ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas...

Ingiriiska oo xaqiijiyay in dalkiisa ay kusoo degtay Diyaarad nooca sahmiya Nukliyeerka oo Maraykanka...

0
Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in Diyaarad nooca baara nukliyeerka meelaha la dhigi karo oo Dowladda Maraykanka ay leedahay ay ka degtay Garoon Diyaaradeed oo...

Abiy & Cagjar oo maanta xarrig jaraya Mashruuc laga hirAbiy & Cagjar oo maanta...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida, Mustafa Muxumed Cagjar ayaa maanta si wadajir ah u xarrig jaraya Mashruuc dhaqaale badan ku...

Madaxweyne Trump oo hanjabaad culus u diray kooxaha burcad badeedda Soomaalida

0
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu qaadi doono tallaabo militari oo adag oo ku wajahan kooxaha burcad-badeedda Soomaaliya. Madaxweyne Trump...

Prof Samatar “Isma qabato in Somaliland ay ku dooddo gumaad ayaa naloo gaystay &...

0
Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo xubin ka ah Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla markaana deegaan doorashadiisu tahay Gobollada Waqooyi Galbeed ayaa Cabdiraxmaan...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Ka Digtay Burburin lagu haayo Dhulkeeda ku yaala Degmada Hodan

0
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa soo saartay digniin sharci oo ku saabsan burburin ka socota dhulkeeda ku yaal Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Sida ay...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo si rasmi ah u baabi’isay waarankii soo qabashada Madaxweynaha Jubbaland

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga laabatay oo baabi’isay waarankii xarigga ee horay loogu soo saaray Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam...