Somaliland oo beenisay labo arrin oo laga faafiyey aqoonsiga Israel
Somaliland ayaa ka hadashay hadallo iyo warar soo baxayey oo ku aadan in aqoonsiga Israa’iil aqooonsatay Somaliland ay dano gaar ah ku wadato, in...
Dowladda Maraykanka oo dacwad kusoo oogtay dad u badan Soomaali oo loo haysto musuq-maasuq
Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay dacwad ku soo oogtay 98 qof oo lala xiriirinayo baaritaan ballaaran oo ku saabsan musuq-maasuq ka dhacay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Turkiga ka billaabayo kulamo lagu difaacayo midnimada Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa billaabay kulamo xoogga lagu saarayo iskaashiga Muqdisho iyo Ankara, adkaynta difaaca...
Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigey guddoomiye laameed ku eedeeysan inuu xabadeeyay dad rayid...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu maanta dad...
Ciidanka dowladda oo si buuxda ula wareegay deegaanada Dhanaane iyo Gandarshe ee gobolka Shabeellaha...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa si buuxda kooxda Al-shabaab ugala wareegay deegaanada Dhanaane iyo Gandarshe oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka...
Turkiga oo dardar geliyay dhismaha saldhig milatari oo ku yaalla Laasgaray, kaddib tallaabada Israa’iil...
Warbaahinta Turkiga ee TRHaber ayaa sheegtay in dowladda Turkiga ay dardar gelisay dhismaha saldhig milatari oo ay ka wado degmada Laasgaray ee gobolka Sanaag, kaddib tallaabo...
Siyaasadda Arrimaha dibadda Soomaaliya waxaa ka muuqda eedeymo la xiriira qaraabo-kiil
Siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya waxaa ka muuqda eedeymo la xiriira qaraabo-kiil iyo magacaabis ku saleysan xiriir shakhsiyeed.
Zubeida Xasan Sheekh, oo ah gabadha Madaxweyne Xasan...
Kumaandooska Danab oo howlgalo muhiim ah ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Dhuusamareeb
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaano dhowr oo ka tirsan gobolka Galguduud.
Howlgalkan oo...
Israa’iil oo soo bandhigtay kullan qarsoodi ah oo la rumaysanyaha in Madaxweynaha Somaliland ku...
Wasaarada Arrimaha Dibadda Israa'iil ayaa baahisay sawir muujinaya Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo la taagan Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gideon Sar.
Wasiirka Arrimaha...
Senator Dubbe oo is casilay, isla markaana ka baxay siyaasada midnimada Soomaaliya
Senator Cismaan Abukar Dubbe, oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa iska casilay kursigiisii, isaga oo sheegay in uu u dulqaadan...









