Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo xukun ka soo saartay askari ka tirsanaa Nabadsugidda oo lagu...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka kiis uu eedeysane ka ahaa Cabdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda...
Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay ka dhacay gobolka Galgaduud
Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo Xalay ka dhacay deegaanka Guudoole ee gobolka Galgaduud, kadib markii Xalay halkaas...
Ciidamada dowladda Kenya oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Xadka Kenya iyo...
Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada saacadahii lasoo dhaafay deegaano dhowr ah oo ku yaala xadka ay...
Wasaaradda Difaaca Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129...
Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu faafiyay baraha warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Wararkii ugu Dambeeyay Hooyo da’ ah oo aano qabiil loogu dilay deegaan ka tirsan...
Wararka ka imaanaya deegaanka Guudoole ee Galmudug ayaa sheegaya in hooyo Madiino, oo qiyaastii 70 jir ahayd, lagu dilay weerar ay geysteen dabley hubeysan...
Magaalada Boosaaso oo ku taal xeebta Puntland ee Soomaaliya oo fure u noqotay taageerada...
Garoonka diyaaradaha Boosaaso ee maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaa laga maqlayaa dhawaqa diyaarado waaweyn oo laamiga ku garaacaya daafaha magaalada.
Daqiiqado ka dib markii ay...
Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dib u furtay kiiska dilka hooyo iyo saddexdeeda gabdhood ee...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqday in dib loo furo kiiska dilka naxdinta lahaa ee lagu eedeeyay saddex ruux oo loo haystay dilka...
Puntland oo digniin adag u dirtay cid kasta oo hub sidata oo aan kamid...
Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo sheegtay in aan hadda kaddib laga...
DHAGEYSO :Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo balan qaaday inuu wax ka qabanaayo falalka...
Gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed oo Xalay si rasmi ah ula wareegay xilkaan ayaa balan qaaday inuu wax badan ka...
Switzerland oo qorsheyneysa duulimaad qarsoodi ah oo lagu celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed
Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynaysa duulimaad qarsoodi ah. Weli lama oga kaalinta ay dowladdu...









