Home WARARKA Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda SRL oo shir jaraa’id ku wada...

Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda SRL oo shir jaraa’id ku wada qaban doona Hargeysa

6
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa laba todobaad kadib markii Israa’iil ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, go’aankaasi oo sababay diidmada Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha Beesha Caalamka.

 

 

Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Hargeysa Wafdigaan uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa kulan gaar ah la yeelan doona Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

Sidoo kale, labada dhinac ee ka kala socda Somaliland iyo Israa’iil ayaa shir jaraa’id ku wada qaban doona Madaxtooyadda magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here