Cabashadi shacabka oo ay xalinteeda ku filneed Wicitaan, waxaa loogu sii daray culees kale iyo saacado shaqo hakin ah si la isugu sawiro.
Sheekada igu sawir in ay tahay waxaa cadeyneyso, halka ra’iisul wasaaraha taagan yahay waa meesha laga qaato kaararka daabacan, ciladna kama jirin meesha laga qaato kaarka ee waxeey ka jirtay meesha laga xarooda ee ALbaabka.


Cabadaha kaarka NIRA heysto, waa labo is barkan, mid ayaga ayay ka timaadadaa.
Mida ayaga ka timid: waa users-ka oo ay xadideen sabab la xiriirto shaqaalaha oo ku yar, anaga oo og in ay jiraan kumanaan dhalinyaro ah oo Baaga muundo ah in ay dalka joogaan Soomaaliya, waliba ku shaqeyn karo mushaar la siiyo inta ay shaqada socoto, iska dhaaf shaqaalo dheeraad ah shaqaalaha degmooyinka uga shaqeeyo qaarkood mushaar ma qaataan Hada, waana caqadda ugu weyn halka ay ka timid oo dhalinyaradaas ayaa si ay wax yar uga helaan shacabka cadibo oo lacag ka qaato.
Caqabada labaad ee ugu weyn waxeey uga imaaneysaa, gobalka oo gudoomiye Muungaab ayaa u arko hadii kaarkaas la qaato dad dhigista in ay noqoneyso umulo gaad caruurta dhalato kaliya diiwaan galiso. Marka degmooyinka ayaa cuuryaaminaayo shaqada socoto.
Dad badan ayaa weli ku dhiban qaadashada qaarka Aqoonsiga ee NIRA.



