Ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo looga hadlay tahriibka iyo saameyntiisa bulsho iyo dhaqaale, gaar ahaan sababaha dhalinyaradu u tahriibaan, khataraha ay la kulmaan iyo fursadaha kale ee ay heli karaan.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Dr. Shire Cabdi Maxamed, oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Jubbaland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Jubbaland.
Barnaamijka waxaa daadihinayay Wariye Maxamed Ibrahim Washiton.
Fulinta: Juba Foundation
Maalgelinta: AFSC
hoos ka dhageyso Barnaamijka oo dhamaystiran



