Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1125 POSTS 0 COMMENTS

Puntland oo Qatar ku eedeysay inay ka dambeysay dilkii madaxii DP...

0
Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso, Paul Farmosa, oo magaalada Bosaso lagu dilay...

Waa sidee xaalada deegaanka Dudumaaye ee Shalay dagaalka culus uu ka...

0
Xaalad deganaasho ah aan caga badan ku taagneyn ayaa maanta laga dareemaya tuulada Dudumaaye oo hoostagta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo...

Amnesty International “Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka waxay dayaceen kumannaan qof...

0
Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty International ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamku ay ku fashilmeen inay ilaaliyaan kumannaan qof oo ka tirsan...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay...

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u  ambabaxay magaalada Algiers oo ah Caasimadda dalka Algeria. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Somaliland oo War ka soo saartay Maxaabiista looga heysto Laascaanood

0
Somaliland ayaa markii ugu horraysay shaaca ka qaadday inay socdaan wadahadalo iyo dedaalo lagu doonayo in lagu siidaayo ciidamada Maamulkaasi kaga xiran Magaalada Laascaanood...

Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howgalo ka dhacay gobolada...

0
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolada Bakool iyo...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo la horgeeyay Askar ku eedeysan dhac...

0
Maxkamadda derajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa la horgeeyay labo askari iyo wade Mooto Fekon oo ku eedeysan in ay dhac ka gaysteen...

Sweden oo ciidamo kooban usoo dirtay Soomaaliya si ay u caawiyaan...

0
Dowladda Sweden ayaa dhowaan koox yar oo ciidan ah u dirtay Soomaaliya si ay u taageeraan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed dagaalka ay kula jiraan...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo hortagaya Baarlamaanka si wax looga weydiiyo Hooyo...

0
Wasiirka Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Horumarinta Adeegga Bulshada la wadaagay...

Maamulka Degmada Kaaraan oo gacanta kusoo dhigay rag keydinayay maandooriye

0
Maamulka Degmada Kaaraan oo kaashanaya Ciidanka Amniga ee Police Militario ee Degmada Kaaraan ayaa waxa ay howlgal qorshaysan ka fuliyeen guri ku yaalla Waaxda...