Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1257 POSTS 0 COMMENTS

Warbixin Qaramada Midoodey loo gudbiyay oo muujisay inuu xoogeystay xiriirka Al...

0
Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli socdo xiriir...

Puntland oo Garowe geysay 300 Askari Booliis ah si ay ula...

0
Puntland ayaa maanta magaalada Garowe geysay in ka badan 300 askari oo booliis ah, kuwaas oo loogu talagalay inay la wareegaan sugidda amniga caasimadda...

Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo xukun ka soo saartay askari ka tirsanaa...

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka kiis uu eedeysane ka ahaa Cabdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda...

Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay ka dhacay gobolka Galgaduud

0
Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo Xalay ka dhacay deegaanka Guudoole ee gobolka Galgaduud, kadib markii Xalay halkaas...

Ciidamada dowladda Kenya oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada...

0
Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada saacadahii lasoo dhaafay deegaano dhowr ah oo ku yaala xadka ay...

Wasaaradda Difaaca Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha...

0
Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu faafiyay baraha warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Wararkii ugu Dambeeyay Hooyo da’ ah oo aano qabiil loogu dilay...

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Guudoole ee Galmudug ayaa sheegaya in hooyo Madiino, oo qiyaastii 70 jir ahayd, lagu dilay weerar ay geysteen dabley hubeysan...

Magaalada Boosaaso oo ku taal xeebta Puntland ee Soomaaliya oo fure...

0
Garoonka diyaaradaha Boosaaso ee maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaa laga maqlayaa dhawaqa diyaarado waaweyn oo laamiga ku garaacaya daafaha magaalada. Daqiiqado ka dib markii ay...

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dib u furtay kiiska dilka hooyo iyo...

0
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqday in dib loo furo kiiska dilka naxdinta lahaa ee lagu eedeeyay saddex ruux oo loo haystay dilka...

Puntland oo digniin adag u dirtay cid kasta oo hub sidata...

0
Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo sheegtay in aan hadda kaddib laga...