Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1414 POSTS 0 COMMENTS

Ciidamada Midowga Yurub oo Badbaadiyay Markab Shidaal Siday oo Weerar Burcad-Badeed...

0
Ciidamo badeed ka tirsan Midowga Yurub ayaa gudaha u galay markab Shidaal siday oo lagu magacaabo Hellas Aphrodite, kaas oo la kulmay weerar ay...

Faransiiska oo Muwaadiniintiisa cabsi darteed ugala baxaya Dalka Mali

0
Dowladda Faransiiska ayaa war ay soosaartay waxa ay muwadiinteeda ugu baaqday in si degdeg ah uga baxaan Dalkaas kaddib markii Xukuumadda Paris ay cabsi...

Agaasimihii isbitaalka Banaadir oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii isbitaalka Banaadir Fartuun Shariif, kaddib fadeexadii ka...

Dad shacab ahaa oo goordhaw aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay goordhaw ku dileen halkaas laba nin oo shacab ahaa. Maleeshiyaadka dilka...

Gabar uur leh oo ku umushay afaafka hore ee Isbitaalka Banaadir...

0
Wararka aan heleeno ayaa sheegaya in Gabar ay fool heysay oo in loo gar gaaro utagtay isbitaalka Banaadir laga soo racdeeyay oo Banaanka xoog...

Laba ka mid ah horjoogeyaasha Al-shabaab iyo ilaaladooda oo lagu dilay...

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ururka 47-aad guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa deegaanka Deynuunaay iyo deegaano hoostaga ka fuliyey howlgal lagu dilay...

Jeneraal Odowaa oo daaha ka qaaday Khasaare culus oo ciidamada dowladda...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa si lama filaan ah u qirtay in ciidamada dowladda ay la kulmeen khasaare...

Midowga Yurub oo markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kaddib isku...

0
Ciidanka Midowga Yurub ee la dagaallanka budhcad-badeedda ayaa markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kaddib markii koox looga shakisan yahay budhcad-badeednimo ay isku dayeen...

Xiisad ka dhalatay xilka qaadistii lagu sameeyey taliyaha saldhigga Dayniile

0
Xiisad culus ayaa ka dhalatay xilka qaadis lagu sameeyay taliyihii saldhigga booliska Dayniile, Axmed Yalaxow, kaas oo lagu bedday Gaashaanle Dhexe Liibaan Shidane oo...

Maxkamadda Sare ee CQS oo liiska Ciidamada ka saartay Sarkaal Dil...

0
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo aqbashay racfaanka uu soo qaatay Sharma’arke Cabdulqaadir Cali oo katirsan ciidanka Booliiska kuna eedeysan in uu dilay...