Bashiir Abdulahi
Puntland oo si iskeed ah u qaadday nidaam dal-ku-gal gaar ah...
Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60. Qiimahan ayaa aad ugu dhow...
Nin Soomaali ah oo seddex haween ah dilay oo aan la...
Nin Soomaali ah oo seddex haween ah toorey ku dilay magaalada Würzburg ee gobolka Bavaria, Jarmalka, laguma celin karo dalkiisa waxaana uu si joogto...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee JFS oo dacwad u gudbisay Xafiiska...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee JFS ayaa dacwad sharci ah u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taas oo ka dhan ah xubno...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland oo xaqiijiyay in laga goostay mushahaarkii...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo mushaarkii ay ku lahaayeen, isla markaana ciidankooda lagu...
Sheekada igu sawir in ay tahay waxaa cadeyneyso Halka ra’iisul wasaaraha...
Cabashadi shacabka oo ay xalinteeda ku filneed Wicitaan, waxaa loogu sii daray culees kale iyo saacado shaqo hakin ah si la isugu sawiro.
Sheekada igu...
Maamulka Hawada Soomaaliya oo uga digay Flydubai ku xad gudubka dal...
Hay’adda duulista rayidka ah ee Soomaaliya (SCAA) ayaa uga digtay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai inay si buuxda u buuxiso shuruudaha fiisaha Soomaaliya, ka dib...
Burcad badeed Soomaali ah oo isku dayay inay afduubtaan Markab ganacsi...
Waxaa soo baxay cabsi cusub oo ku saabsan soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliyeed, kaddib markii afar qof oo aan la aqoonsan isku dayeen inay fuulaan...
Warbixin Qaramada Midoodey loo gudbiyay oo muujisay inuu xoogeystay xiriirka Al...
Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli socdo xiriir...
Puntland oo Garowe geysay 300 Askari Booliis ah si ay ula...
Puntland ayaa maanta magaalada Garowe geysay in ka badan 300 askari oo booliis ah, kuwaas oo loogu talagalay inay la wareegaan sugidda amniga caasimadda...
Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo xukun ka soo saartay askari ka tirsanaa...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka kiis uu eedeysane ka ahaa Cabdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda...









