Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1611 POSTS 0 COMMENTS

Wararkii ugu Dambeeyay Diyaaradaha Maraykanka oo duqeymo ka fuliyay Gobolka Bari

0
Diyaaradaha Maraykanka ee Duulliye la’aanta ah (Drones) ayaa duqaymo ka fuliyay deegaanno katirsan Gobolka Bari Dowlad-Goboleedka Puntland oo saldhigyo u ah Daacish sida wararka...

DHAGEYSO :Maamulka gobolka Hiiraan oo digniin adag u diray dadka hubka...

0
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed ayaa maanta si adag uga hadlay xaalada amni daro ee ka jirta guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne...

Puntland oo 7 cishe u qabatay dadka uga guuraan tuulooyinka ku...

0
Puntland ayaa dadka ku nool tuulooyinka ku dhow togga Baallade u qabatay toddobo maalmood inay kaga guuraan deegaanka, si ay u goyso sahayda lagu...

Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo maalintii sadexaad ka socda gobolka...

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalintii sadexaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab ka wada deegaanada hoostaga degmooyinka Waajid iyo Xudur...

MW Tanzania oo Golaha Wasiirrada ka reebtay Wasiirkii Soomaaliga ah ee...

0
Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan oo ku dhawaaqday Xukuumaddeeda ayaa Golaha Wasiirrada waxa ay ka reebtay Xuseen Maxamed Baashe oo Soomaali ah balse ku...

Xeer ilaalinta Qaranka oo baareysa muwadin Soomaaliyeed oo laga reebay duulimaadka...

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa xaqiijiyay in uu bilaabay baaritaan rasmi ah oo la xiriira eedeymo la sheegay in loo geystay muwaadin...

Howlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka...

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen agagaarka deegaanka Moora gaabeey oo ka mid ah...

Duqeymo culus iyo weerar toos ah oo lagu qaaday ceelka Baarakalaah...

0
Ciidamada Puntland oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta duqeymo iyo weerar toos ah ku qaaday deegaanka Ceelka Baarakalaah, oo ah fariisin...

Galmudug oo sheegtay in Maxkamad lasoo taagayo Nin ku eedeysan in...

0
Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin ku eedeysan in uu dil bareer ah u gaystay Ganacsade Deeq Cabdi Jaamac oo...

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ku Baaqay Wada-tashi Qaran oo Deg-deg ah...

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook ku muujiyey walaaca sii kordhaya oo uu sheegay inuu...