Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1611 POSTS 0 COMMENTS

In ka badan 32 qof oo ku geeriyootay miino ay ku...

0
Tobanneeyo ruux ayaa ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga qodo macdanta oo ku yaalla Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (DR Congo) sida ay xaqiijiyeen...

𝗟𝗼𝗼𝗹𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮

0
Gobolka geeska Afrika ayaa wajahaya waqti colaaddu sare martay , hal khalad oo dhacana gobolka wuxuu geli karaa dagaal, sabab la xiriirta hadallada adag...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xaqiijisay in la jabsaday xogta...

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xaqiijisay in la jabsaday xogta qaar ka mid ah rakaabka isticmaalay Barnaamijka E-TAS oo ay...

Howlgallo lagu dilay in kabadan 50 Dagaalame Al shabaab ah oo...

0
Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kumaandooska Danab ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ballaaran ka dhacay tuulooyin...

Bixinta Kaararka Codbixinta ee doorashada golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo ka...

0
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta kaararka codbixinta ee caasimadda Muqdisho, taas oo astaan u ah tallaabo muhiim...

Booliiska Puntland oo ka hadlay gabar 14 jir ah oo lagu...

0
Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud Diiriye, oo 34 jir ah ay qiratay dilka Saabiriin Saylaan...

Khabiiro sirdoon oo ajnabi ah oo ka cararay Soomaaliya kadib markii...

0
In ka badan 60 khabiir oo sirdoon shisheeye ah ayaa lagu soo waramayaa inay ka carareen Soomaaliya 24-kii saac ee la soo dhaafay sababo...

Guddoomiye Mungaab oo dhagax dhigay dhismaha 18 Xarumood

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sabtida maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo...

Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo Mugdi Gashay

0
1. Doorashada 2026 – Khilaaf Sii Kordhaya Dowladda federaalka iyo mucaaradka weli kama jirto wax heshiis ah oo ku saabsan qaabka doorashada. Dowladda ayaa isku dayeysa...

Soomaaliya oo sheegtay in taageeradii beesha Caalamka ee yaraatay ay saameyn...

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa wareysi uu siiyay CNBC Carabiya ku sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo oo dhinaca...