Bashiir Abdulahi
Ingiriiska oo xaqiijiyay in dalkiisa ay kusoo degtay Diyaarad nooca sahmiya...
Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in Diyaarad nooca baara nukliyeerka meelaha la dhigi karo oo Dowladda Maraykanka ay leedahay ay ka degtay Garoon Diyaaradeed oo...
Abiy & Cagjar oo maanta xarrig jaraya Mashruuc laga hirAbiy &...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida, Mustafa Muxumed Cagjar ayaa maanta si wadajir ah u xarrig jaraya Mashruuc dhaqaale badan ku...
Madaxweyne Trump oo hanjabaad culus u diray kooxaha burcad badeedda Soomaalida
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu qaadi doono tallaabo militari oo adag oo ku wajahan kooxaha burcad-badeedda Soomaaliya.
Madaxweyne Trump...
Prof Samatar “Isma qabato in Somaliland ay ku dooddo gumaad ayaa...
Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo xubin ka ah Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla markaana deegaan doorashadiisu tahay Gobollada Waqooyi Galbeed ayaa Cabdiraxmaan...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Ka Digtay Burburin lagu haayo Dhulkeeda ku...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa soo saartay digniin sharci oo ku saabsan burburin ka socota dhulkeeda ku yaal Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Sida ay...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo si rasmi ah u baabi’isay waarankii soo...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga laabatay oo baabi’isay waarankii xarigga ee horay loogu soo saaray Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam...
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Taliye cusub u magacaabay ciidanka xoogga dalka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Taliyihii ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaral Odowaa Yuusuf Raage, sida lagu caddeeyay go’aan rasmi ah...
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo Qiray Walaaca Mucaaradka Ee...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qiray in mucaaradku ay qabaan walaac la xiriira habka loo maray dib-u-eegista Dastuurka, isagoo sheegay in wax-ka-beddellada...
Maraykanka oo 23 duqayn ah bishaan Janaayo ka geystay Soomaaliya
Maraykanku ayaa Soomaaliya ka fuliyay 23 duqeyn tan sanadkan, kuwaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab iyo Daacish, sida ay sheegtay AFRICOM.
Afhayeenka AFRICOM, Major Mahalia Frost,...
Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay
Afhayeenka QM Stéphane Dujarric ayaa sheegay in la bilaabay Qorshe Gargaar Bani’aadannimo oo Soomaaliya loogu talagalay sannadka 2026, kaas oo ku kacaya $852 milyan....









