Bashiir Abdulahi
Foreign Policy: Maraykanku ha aqoonsado Somaliland sababo istiraatiiji ah awgood
Majaladda caalamiga ah ee Foreign Policy ayaa soo bandhigtay dood ku saabsan sababta ay dowladda Maraykanku u tixgelin karto aqoonsiga Somaliland, iyadoo si gaar...
Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo Dib u Hagaagaya, Bayaanka Ankara-na Noqday...
Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dib u hagaagay kaddib xiisad xooggan oo labada dal dhex martay, taas oo ka dhalatay heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya...
Somaliland oo Safiir Cusub u Magacawday Itoobiya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday magacaabista Sharmaarke Axmed Maxamed Geelle oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Somaliland u qaabilsan Itoobiya. Magacaabistan ayaa...
WARBIXIN GAAR AH: Tacadiga iyo Boobka Hantida ee Ka Taagan Degmada...
Cabashooyin xooggan ayaa kasoo baxaya Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir, halkaas oo shacabka qaarkood ay sheegeen inay wajahayaan cadaadis, handadaad iyo dhibaatooyin la xiriira...
Al-Shabaab oo weerarro is-daba joog ah ku qaaday fariisimo ku yaalla...
Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay habeenkii xalay weerarro is-daba joog ah ku qaadday fariisimo iyo baro ay ciidamada ammaanka Kenya ku leeyihiin...
Muungaab oo Abaabulayo bannaanbax lagu taageerayo Türkiga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa lagu soo warramay inuu wado abaabul la xiriira bannaanbax lagu taageerayo dowladda Türkiye,...
Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ku geeriyooday wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo ka tirsanaa warbaahinta Arlaadi Media Network, kadib markii uu...
Soomaaliya iyo Türkiye: 15 sano oo xiriir ah iyo wejiga cusub...
Xiriirka Soomaaliya iyo Türkiye ayaa soo maray isbeddel weyn tan iyo sanadkii 2011, xilli Türkiye ay Soomaaliya uga soo muuqatay dhinaca gargaarka bani’aadannimada iyo...
Xiisad ka dhalatay gacan-ka-hadal ka dhacay Garoonka Aadan Cadde iyo hakinta...
Xiisad ayaa ka dhalatay gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib dhacdo la sheegay inay dhex martay shaqaale ka tirsan diyaaradda SalamAir iyo...
Israel oo Somaliland gelisay heerka ugu sarreeya ee digniinta safarka
Golaha Amniga Qaranka Israel ayaa Somaliland ku daray meelaha lagu qiimeeyay Heerka 4-aad ee digniinta safarka, oo ah heerka ugu sarreeya ee nidaamka digniinaha...









