Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
821 POSTS 0 COMMENTS

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah xilka...

0
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha CXDS, kaddib munaasabad xil wareejin...

Hay’adda NISA oo sheegtay in howgal ka dhacay Shabeellada Dhexe lagu...

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa sheegtay inay xalay fulisay howlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Qaahira ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. NISA...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay Shirka Dowladaha Adduunka

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qaybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dowladaha Adduunka (World Governments Summit), kaas...

Dukumentiyada Jeffrey Epstein oo lagu falanqeeyay aqoonsiga iyo maalgashiga Somaliland

0
Dukumentiyada ay sii daysay Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa muujinaya in shabakaddii ganacsi iyo xidhiidh ee maalqabeenkii geeriyooday ee Jeffrey Epstein ay si gaar ah...

Diyaarada F16 ee dhowaan Turkigu keenay oo saakay iyagoo jawi hoose...

0
Warbixino soo baxayay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Turkigu uu Soomaaliya ku wareejisay diyaarado dagaal oo nooca F-16 ah, tallaabadaas oo si...

Puntland oo xukun qisaas ah ku fulisay haweeney magaalada Gaalkacyo ku...

0
Puntland ayaa saaka fulisay xukun qisaas ah oo lagu riday haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud, taas oo lagu helay dilka gabadh 14 jir ahayd...

Cabdiraxman Cirri oo u safray Imaaraadka laba todobaad ka dib markii...

0
Cabdiraxman Cirro, Madaxweynaha Maamulka Somaliland, ayaa maanta u safray dalka Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono hogaamiyaan ka socda Imaraadka Carabta...

DEG-DEG: Xildhibaano dhaawac halis gaaray iyo dagaal ka dhex socda gudaha...

0
Xarunta uu si kumeel-gaar ah ugu shiro Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa maanta la geeyay ciidamo dheeraad ah kana tirsan Booliiska si loo xakameeyo Xildhibaannada...

Midowga Yurub oo niyad jab ka muujiyay dib u dhaca ku...

0
Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa muujiyay niyad-jab ku saabsan dib-u-dhacyada ku yimid diyaar-garowga wadahadal siyaasadeed oo muddo dheer la...

Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad...