Bashiir Abdulahi
Somaliland oo sheegtay inay ciidamo u diri karto Qasa haddii laga...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay ilaa 2,000 askari ku biiriso ciidamada caalamiga ah ee...
Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Xerada Damaanyo, ciidamo tababar ku soo...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Xerada Damaanyo, halkaas oo uu kula hadlay ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhawaan tababar ugu...
Waddooyin ka mid ah Muqdisho oo la xadiday, shacabka oo walaac...
Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidka u dhexeeya Sayidka iyo KM4, ayaa maanta lagu arkayaa ciidamo iyo gaadiid ciidan oo...
Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo duleedka Baydhabo
Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa laga soo sheegay deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo xaaladda amni ee deegaanka ay saacadihii...
Cirro oo Washington u tegay dadaallo la xiriira aqoonsiga Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa booqasho ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, iyadoo safarkiisa uu ku soo beegmayo xilli Somaliland ay...
Hirshabeelle iyo fashilka xalinta colaadaha beelaha: Cali Guudlaawe xaggee ayuu ka...
Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa mar kale wajahaya su’aalo culus oo ku saabsan amniga, wadajirka bulshada iyo awoodda maamulka ee xalinta khilaafaadka beelaha, kaddib markii deegaanka...
Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu dilay duleedka Ceel...
Warar murugo leh ayaa kasoo baxaya deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib markii la sheegay in askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka...
Itoobiya oo dooneysa inay AUSSOM ku yeelato saameyn ka weyn ciidamadeeda
Itoobiya ayaa muddo ka badan toban sano ciidamo ku lahayd Soomaaliya, iyadoo ka mid ahayd dalalka ugu muhiimsan ee ciidamada howlaha nabad ilaalinta iyo...
Switzerland oo Muqdisho kusoo celineysa Soomaali dhaawac qaba
Dowladda Switzerland ayaa lagu wadaa inay Khamiista, 10-ka Sebtembar 2026, Muqdisho kusoo celiso muwaadin Soomaali ah oo dhaawac culus qaba, kaas oo muddo ku...
Weerar Hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Xerada Ciidamada Dowladda Federaalka ee...
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku bilowday hoobiyeyaal ku qaaday xerada ciidamada Dowladda Federaalka...









