Bashiir Abdulahi
Cirro oo Ka Hadlay Joogitaanka Israel, Ciidamo Gaza loo Diro iyo...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa magaalada Washington ka jeediyay hadallo xasaasi ah oo ku saabsan xiriirka Somaliland iyo Israel, iskaashiga dhinaca amniga,...
Soomaaliya: Yaa Awood Badan, Dowladnimada Mise Qabiilka?
Soomaaliya waxaa muddo dheer ka taagnaa su’aal muhiim ah oo si toos ah ugu saabsan mustaqbalka dalka: yaa awood badan, dowladnimada mise qabiilka? Inkastoo...
Soomaaliya ma leedahay Dastuur? Doodda ka dhalatay Dastuurkii Ku-meelgaarka ahaa iyo...
Soomaaliya ayaa muddo dheer wajahaysay dood siyaasadeed iyo sharciyeed oo ku saabsan Dastuurka dalka, iyadoo su'aasha ugu weyn ay tahay halka uu marayo Dastuurkii...
Dowladda Federaalka iyo Laftagareen oo wajahaya khilaaf cusub oo la xiriira...
Warar kala duwan soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaday tallaabooyin lagu xaddidayo dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed Cabdicasiis...
Isballaarinta Xuutiyiinta oo walaac ka abuurtay Soomaaliya iyo Geeska Afrika
Isballaarinta iyo kordhinta saameynta kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa si weyn u kordhisay walaaca laga qabo xaaladda amni ee Badda Cas, Gacanka Cadmeed iyo...
Xasan Sheekh oo kulamo siyaasadeed ka wada arrimaha Hirshabeelle iyo qorshaha...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo musharrixiinta lagu sheegay inay doonayaan inay u tartamaan...
Afhayeenka Laftagareen oo Turkiga ku eedeeyay faragelin siyaasadeed iyo mid militari
Afhayeenka Madaxweyni hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa si adag uga hadlay doorka sii kordhaya ee Turkiga uu ku leeyahay Soomaaliya, isaga...
Duqeymaha Turkiga: Mas’uuliyadda Sharciga Yaa Leh?
Duqeymaha cirka ee ka dhacaya Soomaaliya, gaar ahaan kuwa lagu eedeeyay in diyaaradaha Turkiga ay ka qeyb qaadanayaan, ayaa dhaliyay su'aalo culus oo ku...
Dastuurka Soomaaliya iyo khatarta ka dhalan karta khilaafka sharci iyo siyaasadeed
Soomaaliya waxay wajahaysaa mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa ee dhinaca dastuurka, siyaasadda iyo amniga, kaddib markii dalka uu galay khilaaf weyn oo...
Dagaal ka dhacay Dayniile oo carruur iyo hooyadood ku dhaawacmeen
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in maamulkiisu uu burcad-badeedda ula dagaallamayo si la mid ah dagaalkii uu sheegay inay Puntland kula gashay...









