Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1625 POSTS 0 COMMENTS

Cirro oo Maraykanka kula kulmay masuul ka tirsan urur u ololeeya...

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa intii uu ku sugnaa dalka Maraykanka kulan la yeeshay Dumisani Temsgen Washington, oo ah aas-aasaha iyo hoggaamiyaha...

Deni oo gaaray Nairobi xilli uu sii xoogeysanayo loollanka doorashada Soomaaliya

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib socdaal uu ku marayay qaybo ka mid ah...

Cali Guudlaawe oo la filayo in la guddoonsiiyo kaarka musharraxnimada JSP

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in munaasabad rasmi ah oo ka dhacda xarunta dhexe ee Xisbiga Cadaaladda iyo Dib-u-dhiska (JSP) lagu guddoonsiiyo Cali...

Baydhaba: Duqeymo ka dhacay duleedyada magaalada iyo cabsi soo food saartay...

0
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay duqeymo kale laga fuliyay deegaano ku yaalla duleedyada magaalada, iyadoo dhacdadan...

Beledweyne oo doorashada isku khilaafsan: Halkee ayuu ku dambayn karaa ismariwaaga...

0
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xaalad siyaasadeed oo sii cakirmaysa, kaddib markii ay soo baxeen diidmo iyo kala aragti duwanaansho la...

Bari iyo Galbeed oo isku khilaafay doorashada ka dhaceysa Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta wajahaysa xaalad siyaasadeed oo cakiran, kaddib markii magaalada ay ka dhaceen mudaharaadyo iska soo horjeeda oo...

Xilalka dowladda iyo amni-darrada Shabeellaha Dhexe oo dood ka dhex dhalisay...

0
Dood iyo dhaliil siyaasadeed ayaa ka dhalatay xaaladda amni ee gobolka Shabeellaha Dhexe, Dowlada soomaaliya waxaa u badan oo mushuurka ka qaato waa beesha...

Dagaal beeleed oo maalintii labaad ka socda Cowsweyne iyo Laanraydab ee...

0
Deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud waxaa maalintii labaad ka socda dagaal u dhexeeya laba beelood oo walaalo ah oo wada dega deegaanka, iyadoo ay...

Dagaal culus oo ka dhacay Badhan iyo walaac laga qabo in...

0
Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhexeeya laba beelood oo muddo ku dhow...

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Ka Bilowday Beledweyne

0
Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee maamulka Hirshabeelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay noqotay mid aad loo hadal hayo, kaddib markii ay soo baxeen warar ku...