Bashiir Abdulahi
Safiirka Turkiga oo Soomaaliya macsalaameeyay: “Soomaaliya waa dal aan nahay masiir-wadaag”
Safiirkii Turkiga ee Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howshiisii diblomaasiyadeed ee dalka, isagoo hadal uu ku macsalaameynayay Soomaaliya ku muujiyay sida uu dalkiisa muhiimad gaar...
Beledweyne oo wajahaysa xiisad cusub: Cali Jeyte iyo wafdi Xawaadle ah...
Xaaladda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saacadihii lasoo dhaafay noqotay mid sii xasaasiyadeysan, iyadoo magaalada laga dareemayo dhaq-dhaqaaq ciidan iyo mid siyaasadeed...
Baydhaba: Wiil dhalinyaro ah oo loo dilay taleefankiisa gacanta
Allaha u naxariistee Jamaal Xasan Nuur, oo ahaa wiil dhalinyaro ah, ayaa lagu dilay mid ka mid ah xaafadaha magaalada Baydhaba, kaddib markii rag...
Maxaa sharci ahaan ka socda Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug?
Soomaaliya ayaa xilligan wajahaysa marxalad siyaasadeed oo aad u adag, kaddib markii khilaafyo xooggan ay hareeyeen hannaanka doorashooyinka iyo xiriirka u dhexeeya Dowladda Federaalka...
Towfiiq oo laga reebay liiska doorashada Galmudug? Eedeymo culus oo soo...
Xiisadda siyaasadeed ee ku saabsan doorashada Galmudug ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii ay soo baxeen eedeymo la xiriira sida loo maareynayo...
Cali Guudlaawe oo loo guddoonsiiyay kaarka musharraxnimada JSP ee Hirshabeelle
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa si rasmi ah u guddoomay kaarka musharraxnimada Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada Soomaaliya (JSP), kaas oo uu xisbigu...
Labada Garoon ee Beledweyne: Garoonkii Hore ee Howlwadaag iyo Ugaas Khaliif
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay muddo dheer lahayd muhiimad dhanka gaadiidka iyo duulimaadyada ah, waxaana magaalada iyo nawaaxigeeda lala xiriiriyaa laba goobood...
DEG-DEG: Isbeddel lagu sameeyay Taliska NISA ee Garoonka Muqdisho
Isbeddel cusub ayaa la sheegay inuu ka dhacay hoggaanka Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, gaar ahaan qeybta hay’adda uga howlgasha Garoonka...
Garaarta oo ah Deegaan Hoostaga Waajid oo Madaafiic Lagu Garaacay
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku dhaceen nawaaxiga deegaanka Garaarta, oo kamid ah deegaannada hoostaga degmada Waajid,...
Deni iyo Axmed Madoobe oo Nairobi ku kulmaya
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii uu soo gabagabeeyay socdaallo uu ku marayay deegaano ka tirsan...









