Bashiir Abdulahi
Trump oo Devin Kennington u magacaabay Safiirka cusub ee Maraykanka u...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo magacaabistan ay hadda...
Duqeymo culus oo xalay ka dhacay duleedka Baydhaba
Duqeymo culus ayaa la sheegay in xalay laga fuliyay deegaano ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, iyadoo jugta qaraxyada iyo dhawaaqa diyaaradaha...
Ugaas Yuusuf oo sheegay in reer Hiiraan qaadanayaan go’aamo xasaasi ah
Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay xaaladda...
Puntland oo Boosaaso ku xayirtay saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan
Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa xaalad ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kaddib markii Puntland la sheegay inay garoonka ku xayirtay saraakiil ciidan iyo xubno...
Dagaal ka dhacay Dibiyolay oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal ka dhacay deegaanka Dibiyolay, oo hoostaga degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyay ciidamo Booliis...
Beledweyne oo laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan xilli ay taagan tahay xiisadda...
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegaya dhaqdhaqaaq ciidan iyo isu diyaar-garow xooggan, xilli magaalada ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed...
Faahfaahin ka soo baxaysa dilka wiil uu dhalay La-taliyaha Amniga Qaranka
Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa dhacdo lagu soo warramayo in lagu dilay wiil uu dhalay La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xasan Sheekh Aweys.
Wiilka oo lagu magacaabo...
Baydhaba: Laamaha amniga oo gacanta ku dhigay nin loo heysto dilkii...
Laamaha amniga magaalada Baydhaba ayaa gacanta ku dhigay nin loo heysto inuu ku lug lahaa dilkii xalay magaalada loogu geystay, Alle ha u naxariistee,...
Eritrea oo walaac ka muujisay joogitaan milatari oo Israa’iil ka samaysato...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea, Osman Saleh, ayaa walaac xooggan ka muujiyay qorshe kasta oo la xiriira in Israa’iil ay joogitaan milatari ka samaysato Somaliland,...
Yuusuf Dabageed oo eedeyn culus u jeediyay Xasan Sheekh iyo Cali...
Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed), ayaa hadal adag ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Hirshabeelle, isagoo eedeyn culus u...









