Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1625 POSTS 0 COMMENTS

Hindise-sharciga Difaaca Qaranka iyo doodda ka dhalatay tixraaca Dastuurkii 2012

0
Doodda ku saabsan dhaqan-gelinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa mar kale soo xoogeysanaysa, kaddib markii Golaha Shacabka uu akhrinta koowaad mariyey Hindise-sharciga Difaaca Qaranka...

Cirro oo Capitol Hill kula kulmay xubno ka tirsan Congress-ka Maraykanka+Sawirro

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa 15-ka Sebtembar 2026 booqday Capitol Hill ee magaalada Washington, D.C., halkaas oo uu kulamo kula yeeshay xubno...

Turkiga oo 50 Soomaali ah ka soo tarxiilay, ku dhowaad 300...

0
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo dejiyey ku dhowaad 50 dhalinyaro Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga, iyadoo...

Cirro oo Washington kula kulmay Xubno ka tirsan Kongareeska iyo Safiirro

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa magaalada Washington D.C. ka wada kulamo uu ku xoojinayo xiriirka Somaliland iyo Maraykanka, iyadoo ajandaha kulamadiisa ay...

AUSSOM oo Baydhabo ka sheegtay caqabado la xiriira baaritaanka dadka iyo...

0
Taliska howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa sheegay in ciidamada ka howlgala magaalada Baydhabo ay mararka qaar la kulmaan caqabado la xiriira...

Cirro oo Washington kaga hadlay Somaliland, Soomaaliya iyo amniga Geeska Afrika

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad ka jeediyay Machadka Hudson Institute ee magaalada Washington, D.C., halkaas oo uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...

Dad la qabtay oo la sawiro: Ogolaansho la’aantu maxay ka dhigan...

0
Muuqaallo iyo sawirro lagu daabaco baraha bulshada ee hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa mararka qaar muujinaya dad ay ciidamada Boolisku gacanta ku dhigeen, arrintaas oo...

Jalalaqsi oo xiisad gashay: Macawiisley oo qabsatay garoonka iyo buundada

0
Xaalad amni iyo mid siyaasadeed oo cusub ayaa ka taagan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaddib markii warar soo baxay ay sheegayaan in ciidamo...

Abwaan Yuusuf Shaacir oo shaqada laga joojiyey kadib eedeymo uu warbaahinta...

0
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa shaqada ka joojiyey Abwaan Yuusuf Shaacir, oo ahaa la-taliyaha Golaha, kadib markii lagu eedeeyey inuu madaxda qaranka u jeediyey eedeymo...

Booliska Galmudug oo qabtay maleeshiyaad weerar qaaday

0
Taliska Booliska Galmudug ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan booliska ay iska difaaceen weerar maleeshiyaad hubeysan oo uu Taliska ku sheegay kuwo qaab qabiil...