Bashiir Abdulahi
Cirro oo Capitol Hill kula kulmay Brian Mast iyo Mike Rounds
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maalintii labaad ee kulamadiisa Capitol Hill ee magaalada Washington, D.C., la kulmay laba xildhibaan oo muhiim ah...
IGAD oo Soomaaliya ugu baaqday wada-hadal loo dhan yahay si heshiis...
Urur-goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ay xoojiyaan wada-hadallada iyo is-afgaradka siyaasadeed, si loo helo hannaan doorasho oo loo dhan yahay,...
Mareykanka oo digniin ka soo saaray xaaladda amni ee Doolo Zone...
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Addis Ababa ayaa soo saartay digniin amni oo ku saabsan xaaladda ka jirta Doolo Zone, oo ka tirsan Dowlad-Deegaanka Soomaalida...
Baydhabo: Xarigga dhalinyarada iyo su’aalaha ka dhashay xuquuqda iyo sharciga
Magaalada Baydhabo waxaa ka taagan walaac ku saabsan warar sheegaya in dhalinyaro rag iyo dumar isugu jira lagu xiray magaalada, kaddib markii ay muujiyeen...
Xiisadda Soomaaliya iyo Kenya oo saameyn ku yeelatay safarrada qaar ka...
Xog cusub oo laga helayo xaaladda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa muujinaysa in xiriirka labada dal uu galay marxalad xasaasi ah, gaar ahaan...
Cabdirashiid Janan oo Beledxaawo ku laabtay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu dib ugu laabtay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo la sheegay inuu halkaas...
Dhageyso: Barnaamij looga hadlayo Tahriibka iyo Saameyntiisa Bulsho iyo Dhaqaale
Ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo looga hadlay tahriibka iyo saameyntiisa bulsho iyo dhaqaale, gaar ahaan sababaha dhalinyaradu u tahriibaan, khataraha ay la...
Xawaadle oo Beledweyne ku yeeshay shir looga hadlay xaaladda Hiiraan iyo...
Magaalada Beledweyne waxaa ka socda kulamo iyo wada-tashi ay leeyihiin siyaasiyiin, odayaal dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Xawaadle, kuwaas oo diiradda saaraya...
Somaliland oo Shirweyne Ganacsi ka furtay Hargeysa
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha Horumarinta Ganacsatada Yaryar, Kuwa Dhexe iyo Iskaashatooyinka, kaas oo looga hadlayo...
Roobkii Dayrta oo ka curtay Muqdisho iyo biyo fariistay waddooyinka qaar
Roobka xilliga Dayrta ayaa xalay ka curtay magaalada Muqdisho, iyadoo roobku uu socday saacado badan, waxaana uu gaaray ilaa waaberigii iyo xilligii salaadda Subax.
Roobkan...









