Bashiir Abdulahi
Jalalaqsi: Haweeney ku dhaawacantay iska horimaad ka dhashay isu-soo-bax lagu taageerayay...
Hal haweeney ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacantay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaddib markii ciidamo hubeysan ay farageliyeen isu-soo-bax lagu taageerayay Xisbiga...
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka hadlay duqeyntii Doolow
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Shub, ayaa si kulul uga hadlay duqeyntii dhawaan ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo Is-casilay
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Muuse, ayaa shalay si rasmi ah ugu gudbiyay Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Madoobe,...
Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay marxaladda adag ee Soomaaliya iyo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in dalka uu wajahayo marxalad adag oo dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha ah, isagoo...
18 Shaqaale oo laga badbaadiyey Markab ku caariyay Badda Muqdisho
Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa sheegay in dhammaan 18-kii shaqaale ee saarnaa markabka MV JACUAR la badbaadiyey, kadib markii markabka uu xaalad degdeg ah galay...
Madaxweyne Cirro oo Washington kulan qado-sharaf ah kula qaatay Hay’adda ICCF
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Washington D.C. ka qayb galay kulan qado-sharaf ah oo ay isaga iyo wafdigiisa u sameysay Hay’adda...
Laftagareen oo soo dhisay gole wasiirro cusub xilli uu Baydhabo ka...
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa soo dhisay gole wasiirro cusub, xilli uu ka maqan yahay magaalada Baydhabo oo...
Ciidamo taabacsan Laftagareen oo lagu soo warramayo inay kusii jeedaan Buurhakaba
Ciidamo lagu sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa lagu soo warramayaa inay ku wajahan yihiin magaalada...
Duqeymo ka dhacay buuraha Calmadow ee Gobolka Sanaag
Duqeymo dhanka cirka ah ayaa la sheegay inay xalay ka dhaceen buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag, iyadoo deegaankaasi uu ka mid yahay goobaha buuraha...
Soomaalida Sweden ku nool oo dib-u-celin wajahaya
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa wajahaya go'aanno dib-u-celin ah, gaar ahaan dadka aan haysan oggolaansho sharci ah oo ay...









