Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
711 POSTS 0 COMMENTS

Dhaqtar Suuxiye ah oo lagu helay in uu dilay in ka...

0
Dhaqtar takhasuskiisu yahay Suuxinta Dadka la qalayo una dhashay Dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Frédéric Pechier ayaa lagu helay kiis la xiriira in uu...

Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed oo kulmay+Sawirro

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka...

Madaxweyne Axmed Madoobe “Madaxweyne Xasanow cid kaa aqbaleyso ma lahan waxaad...

0
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa weerarka afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka...

Shirka Mucaaradka oo maanta lagu wado in lagu soo gabagabeeyo Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo xarunta kumeel-gaar ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland waxaa maalintii labaad galay shirka Mucaaradka oo ay uga arrinsanayaan xaaladda Dalka, Dastuurka iyo Doorashada aan...

Cilada amni ee fiisaha cusub ee Soomaaliya oo khatar gelinaysa xogta...

0
Shabakadda cusub ee fiisaha elegtarooniga ah ee Soomaaliya ma laha hab-maamuus ammaan oo sax ah, kaas oo laga yaabo inay ka faa’iidaystaan ​​jilayaasha guracan...

Dibad-bax ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...

0
Waxaa mar kale xiisad culus ay kasoo cusboonaatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taas oo u dhexeysa shaqaalaha ka howlgala garoonka iyo...

Itoobiya oo baahisay khariidad muujineysa in ay dhulkeeda ku darsatay qeybo...

0
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa baahiyay muuqaal muran dhaliyay oo dhulka dalal ku yaalla Geeska Afrika ku daraya Itoobiya. Muuqaalka ayaa waxaa lagu bandhigay munaasabadda...

Shariif oo goordhow ka dagay Kismaayo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dagay garoonka magaalada Kismaayo, halkaas oo si diiran loogu soo...

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Nuur Dugle

0
Faah-faahinno duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda...

Wasiirka Duulista Somaliland oo arrinta E-Visa kala hadlay xildhibaannada dalka Ingiriiska

0
Wasiirka Duulista iyo Horumarinta Madaarrada Somaliland, Fu’aad Axmed Nuux, iyo madaxda xafiiska Somaliland ee Ingiriiska, ayaa xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Ingiriiska...