Bashiir Abdulahi
Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay lo’da lagu daayo waddooyinka Muqdisho
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, Saalax Dheere, ayaa si rasmi ah u akhriyay go’aan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...
Xiisad culus oo ka soo cusboonaatay degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa xiisad horleh oo markale kasoo cusboonaatay gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo dhawaan ay ku dagaalameen...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil gaari oo ka dhacay gobolka...
Gobolka Sanaag Waxaa ka dhacay shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu sida ay goob joogeyaal xaqiijiyeen warbaahinta.
Gaariga oo ahaa nuuca Baska ayaa...
Weerar ka dhacay Mandera, Kenya iyo cida lagu tuhunsan yahay
Booliska gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa hortagay weerar la sheegay inay soo qaadeen dagaalyahanno looga shakisan yahay Al-Shabaab, kadib markii koox hubeysan ay...
Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay Dowladda Federaalka kuna saabsan qalab...
Jubbaland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay si sharci-darro ah ula wareegtay ama u leexsatay shixnad qalab kalluumeysi ah oo sida la sheegay...
Xasan Shiikh oo la filayo inuu maanta gaaro Jowhar
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa maanta inuu gaaro magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la...
Muqdisho oo caawa geli doonta saacado koronto iyo internet la’aan ah
Magaalada Muqdisho ayaa caawa geli doonta saacado koronto iyo internet la’aan ah, xilli ay taagan tahay xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa hoggaanka dowladda iyo...
Ururrada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha oo dalbaday sii deynta Sacdiya...
Hay’adaha xuquuqda aadanaha iyo ururrada haweenka ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay si sharci darro ah u xirtay gabadha u ololeysa arrimaha bulshada ee...
Aadan Madoobe oo loo doortay Hoggaamiyaha Koofur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa goordhow ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo, waxaana si...
Qaar kamid ah saraakiisha Dowlada soomaaliya oo bilaabay inay hubkooda kala...
Xilli muddooyinkii ugu dambeeyay dowladda muddo xileedka uu dhammaaday ay waday hawlgallo hub uruurin ah sida ay sheegtay xaafado badan oo kamid ah magaaladda...









