Bashiir Abdulahi
Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo qof shacab ah ku dilay...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil Xalay loogu geystay Xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho qof shacab ahaa.
Dilka ayaa waxaa geystay...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo ka dooday xaaladda Soomaaliya
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa kulan gaar ah yeeshay, kaas oo diiradda lagu saaray horumarka siyaasadeed ee ka jira Jamhuuriyadda Federaalka...
Turkiga oo dib u dhigay taageeradii miisaaniyadeed ee uu siin jiray...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay dib u dhac ku yimid kaalmadii miisaaniyadeed oo ay ka heli jirtay Turkiga, iyadoo Wasiirka Maaliyaddu xaqiijiyay in lacagtaasi...
DG Jubbaland oo ciidan dheeraad ah gaysay duleedka Kismaayo
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo dheeraad ah gaysay Duleedka Magaalada Kismaayo si ay u xoojiyaan Amniga Magaaladaan martigelineysa shirka mucaaradka ee halkaas ka dhacaya sida...
Dowladda Soomaaliya oo illaa iyo hada aan qaadin wax tallaabo dhacdadii...
Dowladda Federaalka ayaan illaa iyo qaadin wax tallaabo ah oo ay kaga falcelineyso dhacdadii ay shacabku ka argagaxeen ee Axaddii ka dhacday deegaanka Ceelasha...
Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Galmudug oo Qaadacay Tartanka Kubadda...
Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyay inay ka qeyb geli doonin tartanka kubadda cagta Dowlad Goboleedyada dalka,...
Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan dilka...
Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay askari ka tirsan ciidanka dowladda oo loo haysto inuu ku dilay habeen hore...
Kismaayo oo Martigelinaysa Shir Muhiim ah
Kismaayo, caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta si rasmi ah u soo dhaweysay wafdigii ugu horreeyay ee ka qaybgalaya shirka Mucaaradka...
Diyaaradaha Maraykanka oo duqayn ka dhan ah AL-shabaab ka gaystay...
Diyaaradaha duulliye la’aanta ee Maraykanka (Drones) ayaa duqaymo ka dhan ah AL-shabaab ka fuliyay Duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka Jubada Hoose oo dhanka kale ah...
Askari magaalada Muqdisho ku dilay wiil Bajaajle ahaa oo ku guuleystay...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil Xalay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhalinyaro ahaa, kaasoo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Abuukar...









