Bashiir Abdulahi
Madaxweyne Deni: Haddii aan la helin heshiis Soomaali wada aqbasho ka...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka digay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya ay halis gelin karaan jiritaanka dowladnimada dalka, haddii aan...
Dambi baarista Kenya oo waqti loo siiyay in ay ku baarto...
Hay’adda Baarista Dambiyada Kenya ee DCI ayaa 10 cisho loo siiyo in ay ku baaraan kiiska lagu eedeeyay Musharrax Sahra Axmed Barre oo ah...
Booliska Waqooyi Bari oo Soo Afjaray Shabakad si sharci dara ah...
Ciidanka Booliska Waqooyi Bari, gaar ahaan qeybta gobolka Sool, ayaa howlgal qorsheysan oo ay kaashanayeen shacabka ku soo qabtay eedeysane lagu magacaabo Farxaan Farax...
Qaramada Midoobay oo u kuurgalaysa xaaladaha Bani aadamnimo ee Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa qiimayn ku samaynaysa Xaaladaha Bani aadamnimo ee Soomaaliya, wafdi uu hoggaaminayo ku xigeenka Xoghayaha guud ee arrimaha Gargaarka aadanaha ayaa maanta...
Kenya oo Booliis dheeraad ah u dirtay in uu kala dhexgalo...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ciidamo booliis dheeraad ah ay u dirtay deegaannada ay ku dagaalamayaan Beelaha Soomaalida iyo Kamba si loosoo afjaro...
Afar markab oo lagu bartilmaameedsaday falal lagu tuhunsan yahay afduub toddobaadkii...
Maamulka badda ayaa ka digay khatar sii kordheysa oo ku wajahan maraakiibta ee xeebaha Soomaaliya ka dib markii doon ay noqotay markabkii ugu dambeeyay...
Somaliland oo Sheegtay Inay Qabtay Hub Shisheeye oo Lagu Khalkhalgelinayay Nabadda...
Somaliland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay hub laga keenay dalal shisheeye, kaas oo la doonayay in lagu kiciyo colaado beeleedyo isla markaana lagu...
Cabdullaahi Maxamed Nuur oo Iska Casilay Xilka La-taliyaha Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya
Cabdullaahi Maxamed Nuur oo kamid ahaa siyaasiyiinta sida dhow u taageersanaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyay inuu iska...
Golaha Wasiirada Israa’iil oo Ansixiyay Safiirkii Dhawaan Somaliland Loo Soo Magacaabay
Golaha Wasiirada Xukuumadda Israa'iil ayaa ansixisay magacaabista safiirkii ay dowlada Israa'iil dhawaan usoo magacawday Somaliland, sida lagu sheegay war ka soo baxay dowladda Israa'iil.
Golaha...
Weerar Hubeysan Oo Lagu Qaaday Casho Suxufiyiinta Maraykanka Loogu Sameeyay Aqalka...
Weerar hubeysan ayaa habeenkii Sabtida ka dhacay afaafka hore ee hool lagu qabanayay casho sanadle ah oo suxufiyiinta loogu sameeyo Aqalka Cad ee magaalada...









