Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1260 POSTS 0 COMMENTS

Lacagta Shilin Soomaaliga oo Isticmaalkeeda oo weli Laga Diiday Magaalada Muqdisho

0
Ganacsatada magaalada caasimadda Muqdisho, ayaa si rasmi ah u joojiyay qadashada lacagta shilinka Soomaaliga, taasi oo ay cabasho xooggan ka muujiyeen shacabka ku dhaqan...

Markab magaalada Muqdisho u waday 18,500 fuusto oo shidaal ah oo...

0
Faahfaahin cusub ayaa ka soo baxaysa markab lagu magacaabo Honour 25 oo ay kooxaha burcad-badeeddu ku afduubteen xeebaha Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan maamulka Puntland ayaa...

Sheekh Shariif oo Duubabka Dhaqanka ugu Baaqay inay xal ka gaaraan...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu baaqay duubabka dhaqanka Soomaaliyeed inaysan ka bixin magaalada Muqdisho ilaa ay xal waara ka...

Ciidamada Xoogga oo howlgallo ka dhan ah ‘Al-shabaab ka billaabay...

0
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, ciidamadaan oo wata gaadiid badan oo...

MW Xasan Sheekh & Xubno katirsan Mucaaradka oo ka qaybgalaya Caleemasaarka...

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar kamid ah Mucaaradka ayaa maanta ka qaybgalaya Caleemasaarka Ugaaska Murusade, Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas...

Muqisho waa caasimad laga shaqaysto ee aan loo shaqeyn?

0
Mashruuca Baanka Aduunka ee NAGAAD ($278.5M) bilaawday 2020-2026 wuxuu magaalooyinka dalka qaar u horseeday horumar, waxayna sameysteen Bulaacado biyaha Roobka magaalada ka saara iyo...

Sanbalooshe: “Go’aan la’aan ayaa hareysay xukunka madaxxweyne Xasan Sheikh Maxamuud”

0
Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe,  ayaa si kulul u dhaliilay hoggaanka Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in...

Diyaarad safarkeedu ahaa Mandheera & Nairobi oo shil gashay

0
Diyaarad Safarkeedu ahaa Mandheera & Nairobi ayaa shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Mandheera kaddib markii ay awoodi waysay in ay cagaha saarto dhabbaha ay...

Maxaad ka taqaanaa Saraakiisha u qaabilsan Hassan Sheikh Mohamud Barakicinta &...

0
Muddo afar sanno oo xiriir ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa la dhiban barakicin lagu eedeynaayo Dowladda Federaalka Soomaaliya Xafiiska ugu yeeraayo midka ugu weyn...

17 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku geeriyooday Badda u dhaxeysa Spain...

0
Ugu yaraan 17 dhalinyaro Soomaali ah ayaa ku geeriyootay badda u dhaxeysa Spain iyo Algeria kadib markii ay qalibantay doon ay la socdeen xilli...