Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
483 POSTS 0 COMMENTS

Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho kasoo dajisay agaasimihii hore ee isbitaalka Qardho...

0
Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysay Booliiska Caalamiga ah ee Interpol, ayaa ku guuleysatay in magaalada Muqdisho ay kasoo dajiso eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud, oo ahaa...

Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada u Maraayo...

Qaar ka mid ah Ganacsiyada Soomaalida dalka Koonfur Afrika oo xiran...

0
Waxaa maalintii afaraad xiran inta badan Dukaamada ganacsiga Soomaalidu ku leeyihiin deegaanada kala ah Philippi, Nyanga iyo Khayelitsha oo dhamaantood ka tirsan magaala Xeebeedka...

Muqdisho: Nin Xaaskiisa Ku Dilay Toorey oo Lagu Qabtay Garasbaaley

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay in uu si...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo dhigiisa Talyaaniga kala hadlay maalgelinta howlgalka cusub...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, halkaas oo uu kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga...

Xayiraadda Dhoofinta Lo’da ee Australia iyo Qalalaasaha Suudaan oo Fursad Dahabi...

0
Soomaaliya ayaa si degdeg ah uga faa’iideysaneysa isbedelka suuqyada caalamiga ah ee xoolaha nool, iyadoo dhoofinta xoolaha ee dalka ay gaareyso heer taariikhi ah,...

Madaxweynaha Puntland oo saxiixay sharciga la dagaalanka Argagixisada

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saxiixay sharciga la dagaalanka Argagixisada ee Puntland, kaasoo ah tallaabo cusub oo awood dheeri ah siinaya hay’adaha amniga...

Hay’adda NIRA oo qaadasha Kaarka Aqoonsiga Qaranka lacag ka dhigaysa

0
Hay’adda NIRA ee bixisa Kaarka Aqoonsiga Qaranka ayaa sheegtay in wixii ka dambeeya 31ka Oktoobar 2025 lacag ka dhigayso qaadashada kaarkaan, qoraal kooban oo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay hirgelinta heshiiska iskaashiga shaqada

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Maxamed ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda...

Hey’ad caalami ah oo digniin ka soo saartay khilaafka Siyaasada ee...

0
Warbixin cusub oo ay soo saaray heyadda xasaradaha caalamka (International Crisis Group) ayaa sheegaysa in Soomaaliya ay wajahayso xaalad siyaasadeed iyo amni oo sii...