Bashiir Abdulahi
Duqeyn Diyaaradeed oo Ka Dhacday Gobolka Bay iyo Xaaladda Baydhaba oo...
Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa xalay ka dhacday deegaanka Naaxiyow oo hoostaga Dolondoola, gobolka Bay, halkaas oo sida ay sheegeen ilo amni lagu bartilmaameedsaday...
EVC Plus oo Cilad Weyn la Kulmay, Soomaali Badanna Ay Ku...
Adeegga lacagaha mobilka ee EVC Plus ee shirkadda Hormuud Telecom ayaa maanta la kulmay cilad weyn oo saameyn ku yeelatay isticmaaleyaasha adeegga, iyadoo dadka...
Macallimiintii Saxday Imtixaanka Qaranka oo Ka Cabanaya Lacagaha
Macallimiinta ka qeybqaatay saxidda imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare ayaa wajahaya dood xooggan oo ku saabsan lacagaha loo bixiyo shaqada ay qabtaan, kaddib markii...
Xaaladda Beledweyne Saaka: Xiisad ka Dhalatay Goobaha Diiwaangelinta Doorashada
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka wajahaysa xaalad siyaasadeed oo kacsan, kaddib markii ciidamo Macawiisley ah ay la wareegeen qaar ka mid...
Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah oo Belgrade Lagu...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeybgalay kulan heer sare ah oo lagu xusayay 65-guurada shirkii ugu horreeyay ee Dhaqdhaqaaqa...
Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah
Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro...
Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne
Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamo...
Africa Intelligence oo sheegtay in Al-Shabaab lagu dhex daray hay’adaha dowladda...
Warbixin cusub oo ay maanta daabacday Africa Intelligence ayaa walaac cusub ka abuurtay xaaladda amniga iyo hay’adaha dowladda Soomaaliya, kadib markii warbixintu sheegtay in...
Burburinta guryaha Muqdisho Yaa qaadaya mas’uuliyadda sharci iyo siyaasadeed?
Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii dambe soo badanayay burburinta guryo iyo dhul ay degganaayeen qoysas muddo dheer ku noolaa, taas oo keentay in dad badan...
Doorashada Hirshabeelle oo wajahaysa caqabado sharci
Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku burisay natiijooyinkii doorashadii Galmudug ayaa dhaliyay su’aalo cusub oo ku saabsan sida doorashooyinka looga qaban karo Hirshabeelle...









