Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
734 POSTS 0 COMMENTS

Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay mustaqbalka Hawlgalka...

0
Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire Moukhtar Osman Kaire, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay wafdi...

DEG DEG: Raila Odinga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya, Raila Odinga ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Hindiya, oo maalmahan lagu daaweynayay, kadib xaalado caafimaad...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay dagaal yahan ka tirsan Daacish...

0
Ciidamada daraawiishta Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Togga Balcad ee gobolka Bari waxa ay ku soo qabteen nin u dhashay dalka Turkiga...

Madaxweynaha Somaliland oo safar ugu baxay Itoobiya

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Itoobiya, iyadoo xukuumaddu ay safarkiisa ku sheegtay mid salka ku haya kor...