Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1257 POSTS 0 COMMENTS

Taiwan oo ka jawaabtay hadal uu Madaxweyne Xasan Sheekh kaga hadlay...

0
Xafiiska Wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray warbixin rasmi ah oo uu kaga jawaabayo hadal uu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku duray...

Booliska Soomaaliya oo sheegay in khamiista la xiri doono Wadooyinka Muqdisho.

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi  ( Diyaano), ayaa sheegay in maalinta khamiista ah oo ay taarikhdu ku beegan 25 ka Decembar...

Duullimaadka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo loo hakinayo Doorashada ka dhacaysa...

0
Hay’adda Duullista Rayidka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Duullimaadka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) ee Magaalada Muqdisho la joojin doonno 25ka Bishaan...

Dagaal ka dhashay Nabadoon lagu xiray Jalalaqsi oo ka dhacay Degmadaas

0
Xiisad ka dhalatay nin la sheegay in uu yahay Nabadoon oo lagu xiray Degmada Jalalaqsi ayaa saamaysay nabadgalyada iyo howlaha shaqo ee Maamulka Degmadaasi...

Midowga Afrika oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM

0
Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda isbeddelaysa ee Soomaaliya iyo...

Shaqaale UN-ka ka tirsan oo u afduuban Al-Shabaab oo ka codsaday...

0
Ambrose Kimiti, oo ah dhakhtar Kenyan ah kana tirsanaa kooxda daad-guraynta caafimaadka ee Qaramada Midoobay (UN) ee ka hawlgasha Soomaaliya, ayaa fariin muuqaal ah...

Toogasho ka dhacday Koofur Afrika oo lagu dilay ugu yaraan 9...

0
Dalka Koofur Afrika gaar ahaan magaalada Johannesburg waxaa ka dhacday toogasho wadareed lagu dilay ugu yaraan 9 qof halka lagu dhaawacay in ka badan...

Madaxweynaha Masar oo markale kuceliyay in dalkiisu diyaar u yahay kamid...

0
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xasillooni iyo ammaan Geeska Afrika si loo...

Maraykanka oo Venezuela ka qabsaday Markab Shidaal waday

0
Dowladda Maraykanka ayaa gacanta ku dhigtay markii labaad oo kasoo ambabaxay dalka Venezuela sida ay ku warrantay Waaxda Amniga Gudaha Dalkaas oo warbixin hordhac...

War-murtiyeed culus oo laga soo saaray shirkii ka dhacay Kismaayo

0
Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Kismaayo ayaa lasoo gaba-gabeeyay. Shirkan oo diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee...