Bilihii ugu dambeeyay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda guud ahaan dalka, gaar ahaan gobollada Shabeellooyinka iyo Galgaduud. Howlgalladan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA), kuwa NISA, iyo...
Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka UK ayaa si adag u dhaliilay dowladda Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay inay tahay dowlad fashilantay, wuxuuna ku booriyay hoggaankeeda inay qiraan qarannimada Somaliland bedelkii ay ku mashquuli lahaayeen wax uu ku tilmaamay...
Madaxweynaha Dalka Burkina Faso ee Galbeedka Afrika waa Ibrahim Traore ayaa 50% u kordhiyey mushaaraadka shaqaalaha rayidka ah ay qaataan si looga gudbo cabashada ka taagan sida uu hadalka u dhigay.
Ibraahim Traore ayaa sidoo kale qaaday tallaab kale oo...
Guddoomiyaha Garissa, Nathif Jaamac, ayaa ugu baaqay Dowladda Qaranka inay la timaado xal rasmi ah oo lagu weecinayo qaar ka mid ah biyaha wabiga Tana, si looga faa’ideysto meelaha kale ee qalalan, si looga fogaado inay dhibaato ka geystaan...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo culus ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalkaan wadajirka ahaa ayaa ciidamadu ku burburiyeen fariisimo Al-shabaab ku laheyd deegaano ku yaala Waqooyiga...
Iyadoo maalintii shalay aheyd laga ciiday inta badan dunida Islaamka ah iyo deegaanada Soomaalida intooda badan ayaa hadana maanta waxaa jira dad Soomaali ah oo ay u tahay maalinta koowaad ee Ciida Soonfureed.
Dad badan oo ku kala magaalooyinka ay...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadam ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah uu mari doono askarigii kasoo baxaya furimaha dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada, waxaana uu uga digay in ay cadowga dhabarka soo jeediyaan.
Taliye Mahad...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Soomaaliya ayna ka talin Berbera, isla markaana ayna cidna heshiis kula geli karin.
Madaxweynaha oo ka jawaabayay warqad la sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Maraykanka kaga codsaday in uu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ee ku saabsanaa in uu gogol nabadeed u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ka aragtida duwan.
Madaxweyne...
Waxaa maanta inta badan laga Ciidayaa dunida Muslimka ah maalinta koowaad ee Ciidul fitriga kadib markii xalay lagu dhawaaqay in la arkay bilashada bisha Soonfureed ee Shawaal meelo badan oo ka mid ah dalalka Islaamka.
Soomaaliya waxay ka mid dalalka...