Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland ay goordhaw dib ula wareegeen xaruntii maamulka ee degmadaas.
Xaruntaan ayaa aheyd mudooyinkii dambe mid ay gacanta ku hayeen ciidamo ka amar qaata dowladda Fedaraalka Soomaaliya,...
In ka badan 5 askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday ku dhawaad 20 kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii maanta qaraxyo lala eegtay labo gaari oo nuuca dagaalka ah.
Qaraxyadan ayaa dhacay xilli ciidamada Puntland ay howlgallo ka...
Oday 102 jir ah ayaa maleeshiyo beeleed ku dileen deegaanka Halfooley, ee gobolka Hiiraan ee Soomaaliya, iyadoo maamulka iyo dadka deegaanka ay ku tilmaameen weerar aargoosi ah oo xiriir la leh aanooyin qabiil.
Marxuumka la dilay, ayaa waxaa lagu magacaabi...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay guri ku yaalla magaalada Kismaayo waxa ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, halka mid kalena ay nolosha ku qabteen.
Saddexda ruux ee...
Maleeshiyo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa ka afduubtay magaalada Mandheera ee dalka Kenya shan ka mid ah horjoogayaasha deegaanka, xilli ay ku sii jeedeen dhanka Ceelwaaq, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Waqooyi Bari Kenya John...
Dab xooggan ayaa ka kacay Suuqa Gobonimo, kaasoo dib u soo celiyay walaaca laga qabo dayacanka xarumaha ganacsiga ee muhiimka ah ee magaalada.
War-saxaafadeed ka soo baxay Booliska Somaliland, ayaa lagu xaqiijiyey inay goobta u direen saraakiil iyo dab-damisyo si...
Midowga Yurub ayaa kordhiyey muddada hawlgalka Atalanta iyo Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub (EUTM) ee Soomaaliya ilaa 28-ka Febraayo 2027.
Kordhinta oo lagu dhawaaqay bishii Disembar, ayaa sidoo kale waxaa ku jira Hawlgalka Kobcinta Awoodda Midowga Yurub (EUCAP Somalia). Waxay daba...
Senator Cabdi Qaybdiid ayaa diiday hannaanka doorashada ee qof iyo cod, kaas oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya soo jeedisay in laga dhaqangeliyo Soomaaliya sannadka 2026-ka.
“Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ka dhici doonta oo kaliya doorasho qaran oo lagu heshiiyay. Daneeyeyaasha...
Madaxweyne Abdel-Fattah El-Sisi iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa maanta oo Axad ah ku kulmay magaalada Qaahira, iyagoo ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo dadaallada ballaaran ee lagu soo celinayo ammaanka iyo xasilloonida...
ContentUltra Casino - play Bf games slotsAlice-in-wonderland Position Advantages and disadvantagesHit the Mark so you can Winnings
While it is not a sequel, there are numerous Alice-in-wonderland- play Bf games slots inspired titles available for professionals when deciding to take...