Содержание статейКруглый типСтавки оплатыДополнительные раундыRTP Игровые автоматы для онлайн-казино с возможностью загрузки денег — отличное изобретение, если вы хотите наслаждаться выбранными онлайн-играми без онлайн-просмотра. Нижеуказанные игорные дома всегда быстро установят свою платформу с вашей программой и могут побудить кого-то сделать...
Donald Trump ayaa bartilmaameed u ahaa isku day dil oo muuqda oo Axadii ka dhacay Florida, FBI-da ayaa sheegtay, iyadoo ololaha musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga iyo sharci fulinta ay sheegeen inuu bad qabo oo aan waxba la yeelin. Adeegga...
Dr. Workneh Gebeyehu, Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo hogaaminaya wafdi ballaaran oo wada hadalo xasaasi ah la yeelanaya madaxda Somaliya. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay in uu ceejiyey Khadiijo Cabdi Maxamed oo 20 jir ah, kadib fal naxdin leh oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Eedeysanaha oo lagu magacaabo C/casiis Cismaan...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si ay u xoojiyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweyne Guudlaawe ayaa kulamo la qaatay saraakiisha ciidamada oo ay ka mid yihiin taliye...
Waxaa Maanta degmada balad xaawo ee Gobolka Gedo ayaa askari dowlada katirsan ay xabado isu mariya laba dhalinyaro.ah Wiilasha Dhaawaca Soo Gaaray mid kamid ah ayaa la sheegay in dhaawax culus soo gaaray kan labaad Waxa la yirahdaa. Abdelwahab Hajji...
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir, ayaa shaaca ka qaaday in Boosaaso aysan ka hoos shaqeyn karin labo maamul oo iska soo horjeeda, isagoo carabka ku adkeeyay in dowlad goboleedka ay u xilsaaran tahay kaliya magaalada istiraatiijiga ah. Hadalkiisa...
Ku Xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Midowga Afrika, Nebiyu Tedla, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadaladii uu dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Axmed Macalin Fiqi, oo uu ku tilmaamay mid majaajillo ah....
Laamaha Amaanka Hirshabelle ayaa galbeedka Jowhar ka wada howlgalo lagula dagaalamaayo isbaarooyinka loo dhigto gaadiidka Safarka ee adeegsada wadada Wareega oo Jowhar galbeed ka xigta. Maalmo ka hor ayaa gaadiid kor u dhaafaaya 60 kuwaasi iskaga kala gudba gobolada Waqooyi...
Ugu yaraan 64 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen shil doon oo ka dhacay webi ku yaalla gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed ee Nigeria, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maxalliga ah Sabtidii (Sebtember 14). Doon alwaax ah oo ay la...