Intii uu socday kulankooda, waxay labada dhinac isla garteen muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo dadaallada iyo sii wadida wadatashiyada lagu doonayo in lagu gaaro xasilloonida Suudaan iyo taageeridda hay’adaha qaranka. Waxay kaloo ku nuuxnuuxsadeen muhiimadda ay leedahay ilaalinta...
Wajigii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo markii hore qorshuhu ahaa in 17-ka bishan September ka furmo magaalada Ankara ayaa dib loo dhigay, kaddib markii la qorsheeyay in la qabto shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay...
Duulimaadyadii caalamiga ahaa iyo kuwii gudaha garoonka Boosaaso ayaa si lama filaan ah loo joojiyay maanta oo Axad ah,kadib markii ay sii korortay xiisadda u dhaxeysa ciidamada PSF iyo kuwa badda Puntland ee PMPF. Xaalada ayaa salka ku haysa...
Wajiga labaad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo 17-ka bishan September lagu waday in uu ka furmo magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa waxaa laga yaabaa in dib loo dhigo, sababo la xiriira is mari waaga labada dal u...
Wafdi ka socda saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa socdaal ku maraya gobollada Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug, iyagoo u kuurgalaya xaaladda amni ee deegaannadaas. Saraakiisha ayaa u kuur galay xaalada ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanka ee abaabulan...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku matalaya deegaanada Koonfur Galbeed ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, halkaasi oo uu ka furmayo shir wadatashi ah oo xasaasi ah...
Xaawo Mahamud Farah oo loo yaqaano Xaawo Jookar ayaa jebisay xayndaabkii ka jiray magaalada Cadaado iyadoo noqotay haweeneydii ugu horeysay ee kaxeysa Bajaaj (Auto-rickshaw) nolosheeda. In kasta oo ay soo food saartay dib u dhac bulsho iyo khatar ka...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka fiirsan doonto in ay xiriir la sameyso oo ay taageerto jabhadaha ka dagaallamaya Itoobiya haddii dowladda Itoobiya ay isku daydo in ay fuliso heshiiskii ay la gashay Somaliland. Axmed Macalin...
Waxaa dhacay laba qarax oo miinooyin dhulka lagu aasay ah oo ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Qaraxyada ayaa ka dhacay goob aad u mashquul badan halkaasi oo inta badan...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa walaac ka muujiyay saamaynta ay Itoobiya ku yeelanayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya, taasoo ay uga sii dartay xiisaddii u dambaysay ee ka dhalatay heshiiskii is-fahamka ee gelitaanka badda Somaliland...