Mas’uuliyiinta maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo boqolaal dadweyne ah isugu soo ururiyay degmadaas meel fagaare ah ayaa u sheegay in ay mamnuuceen xirashada indho shareerka iyo isticmaalka mootooyinka labada lugood leh oo si weyn looga isticmaalo degmadaasi. Mas’uuliyiinta...
Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa si rasmi ah shahaadooyinka murrashaxnimada u guddoonsiiyey murrashaxiinta Madaxweynaha, taas oo ka dhigan tallaabo muhiim ah oo ay weli socoto qabanqaabada doorashada Madaxtooyada oo si weyn loo wada sugayo oo ku beegan 13-ka bisha November...
Material sobre temaSimple de apelarCómodo sobre reconocerFácil sobre estructurarSencillo sobre hallar Las préstamos en cuotas online poseen a los prestatarios retribución mensuales y una evaluación de consideración fija. Ademí¡s tienen algún procesamiento rí¡pido desplazándolo hacia el pelo un trabajo sobre...
СодержаниеСимволыЛинии выплатДополнительное времяШансы на победуЗаконодательство Веб-слоты предлагают удобство ношения, которое не требует абсолютно никакого технического законодательства. Но необходимо выбирать интернет-казино со строгими правилами безопасности, чтобы скрыть свои деньги и личные документы.Помимо превосходного преимущества активной игры, где бы вы ни...
Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka G/sare C/llaahi Aadan Xuseen ayaa kulan ballaaran la qaatay Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee fadhigoodu yahay Magaalada Jowhar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta amniga, tayeynta...
Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasadda cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo wax ka qabashada caqabadaha la xiriira isdhexgalka. Kaalmadan lacageed ayaa la...
Madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye iyo Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay shir guddoominayay shir heerkiisu sareeyo oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo. Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan oo ka...
Warar ay dadweynuhu ku faafiyeen baraha bulshada oo ay ka soo xiganayeen ilo u muuqda in xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ay mawqif adag ka taagan tahay Itoobiya oo ay xataa u jihayso in ay sheegato dhulka Soomaalida Ogaadeenya ee...
Heshiiskii Milateri ee ka dhacay Qaahira iyo Muqdisho ayaa sare u qaaday xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya, iyadoo dadka wax falanqeeya ay sheegeen in qorshaha la qorsheynayo in ciidamada Masar la geeyo Soomaaliya ay asal ahaan u leexin karto dheelitirka...
Kooxda Daacish ayaa heshay awoodda ay u leeyihiin in ay abaabulaan dhaqaalaha loogu talagalay bixinta shabakadda ee qaaradda, sida ay sheegtay Kooxda Xasaradaha Caalamiga ah. In kasta oo saamaynta kooxda Jihaad-doonka ee gudaha ay hadheeyeen kooxda ka soo horjeeda ee...