Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dalka Masar ay ka heshay sahay ciidan oo isugu jira saanado iyo hub, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo difaaca qaranka. Hadal uu ka jeediyay Telefishinka, ayuu Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda,...
Morocco ayaa xaqiijisay kiis mpox ah oo laga helay nin ku sugan magaalada Marrakech, wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay. Tani waa daah-furkii ugu horreeyay tan iyo markii cudurka hadda dillaacay lagu dhawaaqay xaalad degdeg ah oo caafimaadka dadweynaha ah oo ay...
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (JWXO) ayaa cambaareysay hadal dhawaan kasoo yeeray taliyaha ciidamada militariga Itoobiya General Berhanu Jula, kaasoo uu ku eedeeyay kooxdan inay yihiin cadaw qaran oo la sheegay in Masar ay abuurtay. ONLF, oo ah xisbi siyaasadeed oo...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa maanta oo Khamiis ah shaaca ka qaaday in Dowladda Turkiga ay bilaabayso bisha April ee sanadka 2025-ka howl-gallo shidaal qodis ah oo ay ka sameynayaan Badda Soomaaliya. Wasiirka oo...
Wareysi uu bixiyay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley ayaa iftiimiyay dadaallada diblumaasiyadeed ee socda iyo caqabadaha amni ee ka jira dalka Bariga Afrika oo ay ka mid yihiin dadaallada Mareykanka uu ku doonayo in xal nabadeed oo diblumaasiyadeed...
Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowladda Jubaland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Dowladda Jubaland. Masuuliyiin katirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda ayaa Madaxweyne ku...
Alexander Yuk Ching Ma oo horay uga tirsanaan jiray CIA-da ayaa lagu xukumay 10 sano oo xarig ah kadib markii lagu eedeeyay inuu u basaasayay dowladda Shiinaha. 71-sano jirkaan ayaa la xiray bishii Agoosto 2020 ka dib markii uu...
Meydka afar caruur ah oo da’doodu ka yar tahay 10 sano jir ayaa laga helay ceel ku yaala deegaanka Gabbac ee degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Carruurta ayaa la la’aa muddo saacado ah ka hor inta aan meydkooda la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shir guddoominayay kulan xasaasi ah oo uu magaalada Baydhabo kula qaatay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardargelin lahaa iskaashiga iyo wax ka...
Khubarada haqab-beelka cuntada ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay (QM), iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa Arbacadii go’aamiyay in la qaado tillaabooyin firfircoon oo lagu yareynayo saamaynta qallalan ee daba dheeraaday ee dalka ku yaal Bariga Afrika. Ergooyinkii ka qeyb galay...