Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen 10-ruux oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen falal dil iyo dhac ah oo muddooyinkii dambe ka dhacayay degmooyinka kala duwan ee magaalada...
Статьи контентаBetMGM Онлайн казиноBetRiversСтруктура Цезаря Интернет-казино Онлайн-программа реальных денег предоставляет ваши первые онлайн-игры, которые вы ожидаете, имея классическое онлайн-казино, включая двадцать один, двадцать один и начните делать ставки. Плюс, вы также можете делать ставки на спортивные мероприятия и в других...
Содержание статейБездепозитная выгодаПреимущество пополнения счетаБонус за метод получения Бесплатное предложение онлайн-казино — это хороший способ опробовать новые видеоигры и начать играть в казино, не получая текущих средств. Тем не менее, политика правительства в отношении бонусов за регистрацию в этой статье...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Wang Yu, isagoo kala hadlay sidii loo horumarin lahaa xiriirka labada dal, waxaana ay ka wadahadleen doorka Shiinaha ee taageerada dib u...
Ciidamada Amniga Puntland ee PSF ayaa maanta oo Arbaca ah digniin u diray shirkadaha diyaaradaha ee isticmaala garoonka diyaaradaha Boosaaso, waxayna ku amreen dadka ku dhow dhow inay isaga guuraan, sababo ku aadan khilaaf ka dhashay maamulka garoonka. Bayaan ay...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo dhanka nabadda ah iyadoo heshiis horudhac ah oo xabad joojin ah laga gaaray colaadii u dhaxeysay labo beelood oo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanada Baliseenyoolle iyo Ina Jirow oo ka...
Maamulka Somaliland ayaa Arbacadii shalay albaabada isugu dhuftay Maktabad ay Masaaridu ku lahayd magaalada Hargeysa, iyadoo aan ilaa hadda faah faahin laga bixin sababta keentay in la xidho Maktabaddaasi. Warbaahinta dowladda ayaa xaqiijisay xiritaanka, balse ma aysan faah faahin sababta. “Xukuumadda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa mar kale ka hadlay shirka 162-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar sida ay uga go’an tahay difaaca qaranimadeeda. Hadalkiisa, ayaa ku soo beegmaya, intii...
Jabuuti ayaa sheegtay inay u bandhigtay Addis Ababa heshiis ay ku qaybsanayso dekedda, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka dhex aloosan dalalka Geeska Afrika ee Itoobiya iyo Soomaaliya. Xidhiidhka Muqdisho iyo Addis Ababa ayaa aad u xumaaday...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dib u dayactir iyo dhismo lagu dhisayo xarunta wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya, taasoo burbursaneyd 33-kii sano ee u dambeeyay. Tani waa tallaabo muhiim ah iyadoo kor u qaadi...