Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa xukunno kala duwan ku riday 7-askari oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka, kuwaasi oo lagu soo eedeeyay dil, qalqal amni iyo ku xadgudub dhul dowladeed. Eedeymahan ayaa ka dhashay dagaal ka dhacay...
Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira si uu uga qeyb galo shirka 162-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta, kaas oo isugu yimid heer wasiir. Shirkan oo ah mid si heersare ah loo soo agaasimay, kana soo...
Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in aysan Itoobiya si buuxda u maamulin Dekedda Tadjoura, iyadoo taa beddelkeeda bixisay heshiis maamul oo wadajir ah oo lagu xaqiijinayo xiriirka ganacsi ee labada dal. Go’aankani waxa uu meesha ka saarayaa qorshayaashii hore ee...
Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen garoomo muhiim ah oo ku yaalla gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya sida Luuq, Doolow iyo Baardheere, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay qorsheyneyso...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fiidnimadii Isniinta khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune, isagoo ugu hambalyeeyay dib u doorashada Tebboune. Baaqa ayaa hoosta ka xariiqay in labada dhinac ay ka go’an tahay xoojinta xiriirka laba geesoodka...
Ciidamo cusub oo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo ka tirsan waaxda dambi baarista ee CID ayaa tababar gaar ah uga furmay dalka Serbia. Barnaamijka, oo lagu qabtay Xarunta Tababarka ee Goć ee Serbia, waxaa loogu talagalay in lagu qalabeeyo saraakiisha...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa muujiyay xiriirka muhiimka ah ee ka dhaxeeya isbedelka Cimilada iyo Amniga Isniintii, intii uu socday Shirka Amniga iyo Cimilada ee Muqdisho. Shirka ayaa looga hadlay sida isbedellada deegaanka oo ay...
Gantaalada Israa'iil ayaa ugu yaraan 14 qof ku dilay bartamaha Suuriya, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Weerarkan oo dhacay habeenimadii Axadda ayaa waxa uu dhaliyay dab,waxana uu geystay khasaare hantiyeed meel u dhow magaalada Masyaf ee gobolka Hama,sida ay sheegtay...
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada ee Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo ayaa soo saartay xeerar cusub oo looga gol leeyahay in lagu adkeeyo xakameynta dadka ajaanibka ah ee ku sugan deegaanada maamulkaasi. Wasaaradda ayaa ku amartay shirkadaha isgaarsiinta in...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulmaan kadib saddex jeer oo xiriir ah oo baaqday. Tani waxay daba socotaa wargelin saacado ka hor loo diray Xildhibaanada Baarlamaanka. Baaqashada hore ayaa la...