Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Mareykanka, Daahir Xasan Carab, ayaa ballan qaaday inuu sare u qaadi doono xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Xaflad sagootin ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho oo uu isku diyaarinayey inuu...
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa mar kale ku gacan seyray eedeymaha loo jeediyay Xildhibaan Maxamed Abiib, iyadoo ay sii kordhayaan qeyla dhaanta ka dhalatay xarigiisa. Fadhigii maanta oo Axad ahayd ayaa goluhu cod aqlabiyad ah ku diiday codsi uga yimi...
Wasaaradaha Caafimadka dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya iyo gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka in ay joojisay wadashaqeyntii ay la laheyd dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, taasoo sii korortay xiisadda ka dhalatay bixinta...
Kordhinta iskaashiga milateri ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar ayaa sii kordhinaya xiisadda Geeska Afrika, iyadoo labada dal ay isku si yihiin inay ka hortagaan saamaynta Itoobiya. Iyadoo Masar ay ciidamo iyo hub u soo direyso magaalada Muqdisho, ayaa...
Dab xooggan ayaa xalay ka kacay Kaalin Shidaal oo ku yaalla magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dabka ayaa la sheegay in uu bilowday markii booyad shidaal oo ku jirtay garaash ku...
Saddex qof ayaa lagu toogtay oo lagu dilay maanta oo Axad ah xadka u dhaxeeya Daanta Galbeed iyo Urdun, sida ay sheegeen saraakiisha Israa’iil, weerarkaas oo u muuqday weerar lala xiriirinayo dagaalka 11-ka bilood ka socda Qaza.
Milateriga ayaa sheegay...
Ciidanka dowlada soomaaliya ayaa maanta fashiliyay qarax miino oo ay Al-Shabaab ku doonaysay inay ku waxyeelayso shacabka magaalada baladweyne.
qaraxan miino oo lagu aasay goob ay isugu yimaadan shacabka ayaa waxaa arkay qof shacab ah dibne ku wargeliyay ciidamada dowlada...
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa magaalada Muqdisho kulan is xog wareysi ah kula yeeshay masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh
Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo...
Wasiirka Wasaarada caafimadka Dowladda Hirshabeelle Mudane Saadaq Maxamed Maxamuud ayaa shaqada ka joojiyay Hay’adda Alight oo mashruuca Damal Caafimaad ka fulinaysay gobolka Shabeellada Dhexe.
Hay’adan ayaa lagu eedeeyay Wada shaqeyn la’aan musuq Maasuq iyo dayacaad shaqo.
Hay’adda Alight oo mashruuca Damal...
Somaliya waxa ay sheegtay in ay wanaajin doonto hanjabaadeeda ah in ay ciqaabi doonto hay’adaha wax ku calaamadiya ama ka hawlgala sidii Somaliland ay tahay dhul madax banaan.
Muqdisho waxa ay sheegtay in dhammaan shirkadaha ka hawlgala Soomaaliya ay tahay,...