Ciidamada dowladda Federaalka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay xoojiyeen Al-Shabaab waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Howlgallada adag ayaa lagu soo waramayaa in ay ka socdaan deegaanada u dhaxeeya magaalada Marka...
Masar ayaa heshiis la gashay Shiinaha si ay u hesho diyaaradaha casriga ah ee J-10C, taasoo ah tillaabo weyn oo lagu casriyeynayo ciidamadeeda iyadoo ay weli taagan tahay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya ee ku saabsan biyo xireenka Grand Ethiopian...
Taliyaha Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya Field Marshal Birhanu Jula ayaa wacad ku maray in ciidamada Itoobiya ay u diyaar garoobeen sidii ay u difaaci lahaayeen qarannimada, isla markaana ay uga hortagi lahaayeen wax kasta oo qalqal gelin kara, isagoo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii la kulmay Madaxweynaha Kenya William Ruto oo dhinac socday shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) ee ka socda magaalada Beijing, iyadoo diiradda lagu saaray caqabadaha la wadaago iyo iskaashiga gobolka.
Madaxdu waxay...
Gabar 26 jir ah oo u dhalatay dalka Maraykanka balse u dhalatay dalka Turkiga ayaa lagu toogtay Daanta Galbeed ee dhulka la haysto, xilli ay ka socotay dibadbax Jimcihii, halkaasi oo ciidamada Israel ay rasaas ku fureen.
Aysenur Ezgi Eygi,...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, ayaa la weydiiyay sababta uu u joojin waayay banaanbaxyada ay ka dhigayaan Magaalada Muqdisho.
Yuusuf Madaale waxa uu sheegay in halkii laga joojin lahaa dadka gadoodsan uu door biday...
СодержаниеОкругленная сортировкаБонусыСрок действия
Вы можете получить реальные деньги в Интернете, играя в онлайн-игры в лучших казино People. Прославленный портал money x функционирует уже довольно давно и даже имеет в своем распоряжении стабильных юзеров. Они безопасны и предоставляют широкий выбор игр....
СообщенияБонусыПолучение вариантов
Онлайн казино дают вам ряд игр, которые фактически выплачивают точные деньги. В этой статье видеоигры великолепны, но они идут вперед и берут на себя ключевые риски. Гораздо больше людей избегают их, чтобы наслаждаться надежно.Поиск онлайн казино, чтобы представить...
Fadhigii loo ballansanaa ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta baaqday, kaddib markii ay cirka isku sii shareertay dooda ka dhalatay joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee dalka. Baajintan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay sii kordhayaan walaaca...
Taliyaha sirdoonka Turkiga ayaa booqday Liibiya isagoo taageeraya xukuumadda Tripoli oo raadinaysa waddo ay uga baxdo xiisadda siyaasadeed ee xirtay dhoofinta saliidda Liibiya waxayna halis gelisay xasillooni 4 sano ah.
Ilaha ammaanka ee Turkiga ayaa sheegay Jimcihii in Ibrahim Kalin,...